Inaba caadi ma ahan sida adag ee uu isku celiyay filimka Housefull4 kadib markii uu keenay shalay oo axad aheyd 14.25 crore sida ay so daabacday shabakada BOI.

Housefull4 ayaa hoos u dhac macquul ah sameeyay shalay oo axad aheyd waxaana u sabab ahaa in shalay aheyd maalinta Diwaliga oo ay dadka Diwaliga ku kala mashquulsanaayeen.

Housefull 4 ganacsigiisa ugu weyn maanta oo isniin ah ayuu sameyn doonaa maadaama fasax qaran uu jiro waxaana la filan karaa inuu 20 crore ka talaabi doono.

Hadaba halkaan hoose ka arag Housefull4 mudo 3 maalmoo lacagaha uu keenay.

Jimce; 18.50 crore.

Sabti; 18 crore.

Axad; 14.25 crore.

Wadarta guud; 50.75 crore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here