Rasmi; Jawaani Jaaneman iyo jimcadiisii 2aad ganacsiga uu sameeyay.

0
727

Filimka Jawaani Jaaneman ayaa hoos u dhac weyn sameeyay jimcadiisii labaad asigoona waliba hoos u dhacay 50% markii lala barbardhigo ganacsigii uu khamiista sameeyay waana niyad jab weyn.

Filimkaan ayaa jimcadii shalay aheyd keenay kaliya 75 lakh xitaa wuxuu awoodi waayay inuu 1 crore xitaa gaaro wuxuuna haatan wadartiisa guud marayaa 19.50 crore.

Jawaani Jaaneman haduu 1 crore iyo wax kabadan keeni lahaa jimcadiisa 2aad rajo ayuu lahaan lahaa balse haatan rajadiisa ceel ayay ku dhacday filimkaan waana mustaxiil inuu soo kabsado.

Halkaan hoose kaga bogo filimkaan iyo mudo 8 maalmood ganacsiga uu sameeyay;

Week1; 18.75 crore.

Jimce; 75 lakh.

Wadarta guud; 19.50 crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here