Home » Box Office » Rasmi: Padman iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Rasmi: Padman iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Padman ayaa is celiyay Isniintiisa kowaad asigoo sameeyay 40% ilaa 45% hoos u dhac ah.

Padman ayaa keenay 5.75 Crore isniintiisa kowaad sida shabakada BOI soo daabacday.

Padman mudo afar maalmood ah ganacsigiisa wuxuu marayaa 45 Crore.

Fadlan hoos kaga bogo mudo afar maalmood lacagaha uu keenay sida BOI soo daabacday:

Jimco – 10 Crore

Sabti – 13.50 Crore

Axad – 16 Crore

Isniin – 5.75 Crore

Wadarta Guud – 40.25 Crore (Trade Figure)

Padman maanta iyo berito fasaxyada gobolada qaar Hindiya ka jiraan ayuu ka faaiideesan doonaa.

Filimkan ayaa noqday mid dadka reer magaalka ka helaan sidaa darteed ganacsigiisa Hindiya oo dhan kuma baahsano.

2 Responses to Rasmi: Padman iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay

  1. Maw Reply

    February 13, 2018 at 2:46 pm

    Fiiimside filimka tzh halka uu gaaray maa noo soo sheegtin

    • Zakarie Abdi Reply

      February 13, 2018 at 2:52 pm

      Walaalkeen TZH wey dhamaatay tabintiisa ganacsiga maalin laha waxan sugnaa oo kaliya ganacsigiisa guud oo ay BOI soo daabacdo madaama uu tiyaatarada badankooda uu ka dagay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *