waxaa maanta baraha bulshada si weyn u haystaan kooxda filimka Housefull 4 kuwaaso maanta aktarada filimkaas laga soo badhigaayo muuqaalka aragtidooda kowaad kaaso filimkan ay ku jili doonan

iyadoo in yar ka hor aan idila wadaagnay muuqaalka doorka labada door ee hogaamiyaha filimkan aktarka Akshay Kumar hadda waxaa lasoo bandhigay muuqaalja kowaad ee aktarka ugu saamaynta badan taxanahan aktarka lagu magacaabo Ritesh Dushmukh

sida ka muuqata sawrika Ritiesh ayaa filimkan waxa uu ku jili doona labadiisa door ee lagu kala magacaabo Roy kaaso uu ku jilaayo muuqaalkiisa xiligan iyo Bangdu Maharaj kaaso uu ku jilaayo nin noolaa 600 sano ka hor kuwaaso dib dambe u kulmayaan

filimkan waxaa soo saare ka ah Sajid Nadiadwala… Co-produced by Fox Star Studios waxaana goos-gooska filimkan la daawan doona 27 Sept 2019 halka uu Directed ka yahay Farhad Samji

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here