Home » Nolosha Jilaayaasha » Rasmi: Ranveer Singh Iyo Rohit Shetty Filmkooda Simba Xiliga La Daawanayo Iyo Aragtida Cusub Ee Laga Soo Bandhigay!!

Rasmi: Ranveer Singh Iyo Rohit Shetty Filmkooda Simba Xiliga La Daawanayo Iyo Aragtida Cusub Ee Laga Soo Bandhigay!!

Sidaan horey u ogeynba Ranveer Singh ayaa xalay wacad ku maray in uu maanta soo bandhigi doono aragtida koowaad ee filmkiisa balankiina wuu kasoo baxay maadama u xalay suaalo badan ayagoo dadka is weydiinayaan uu seexiyay.

Hadaba filmkaan oo ah film asal ahaan koonfur ah balse asigoo Hindi ah lasameynaayo ayaa waxaa Director ka ah Rohit Shetty halka uu hogaamiye ka noqon doono Ranveer Singh.

Filmka Simba Waxaa la daawan doona 28 December sanadka dambe 2018, waxaana duubistiisa bilaawan doontaa bartamaha sanadka dambe waana film Action ah oona ah dib usameynta filmka jr .NTR hogaamiyaha ka ahaa ee Temper.

Ranveer oo baraha bulshada soodhigay araktida koowaad ee filmkiisa kagana yaabsaday dadka qaabka kaartadiisa utaalo inaba caadi ma aha Ranveer haloo baneeyo wadada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *