Home » . » Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Jawaan Iyo Lacagaha Uu Soo xareeyay maalintiisa koowaad

Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Jawaan Iyo Lacagaha Uu Soo xareeyay maalintiisa koowaad

Waxaa shalay tiyaatarada la saaray filimka Telugu ah Jawaan ee hogaamiyaha ka yahay Young Actor Sai Dharam iyo atariishada Mehreen Pirzada.

Filimka Jawaan lacagaha uu maalintiisa koowaad ka keenay dal iyo dibad waxaa soo bandhigtay shabakada Andhar Boxoffice.

Filimka Jawaan ayaa ganacsi wacan sameeyay maalintiisa koowaad waana filim rajo laga qabo inuu guul gaari doono maadaam hadal heyntiisa sareysay.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Jawaan iyo lacagaha uu kasoo xareeyay dal iyo dibad.

Filimka Jawaan Dhulweynaha Telugu AP/Nizam wuxuu ka keenay 4.50 Crore, saami ahaana waxaa laga helay 3.04 Crore.

Wadarta Guud dal iyo dibad wuxuu ka keenay 6.10 crore saami ahaan waxaa laga helay 3.62 crore

Fadlan hoos kaga bogo filimka Jawaan iyo sida uu hit ama flop ku noqan karo

Blockbuster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 27 Crore+

Super Hit wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 21.6 Crore ilaa 26.99 Crore

Hit wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 18 Crore ilaa 21.59 Crore

Above Average wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 16.2 Crore ilaa 17.99 Crore

Average wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 14.4 Crore ilaa 16.19 Crore

Flop wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 12 Crore ilaa 14.39 Crore

Disaster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 12 Crore iyo ka yar

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *