Home » . » Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Telugu ah Jawaan lacagaha laga helay iyo sida uu Hit ku noqon karo

Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Telugu ah Jawaan lacagaha laga helay iyo sida uu Hit ku noqon karo

Waxaa maanta tiyaatarda si rasmi loo saaray filimka telugu ah Jawaan ee hogaamiyaha ka yahay Young Actor Sai Dharam Tej.

Filimka Jawaan waxaa director ka ah B. V. S. Ravi waana filim qayaano iyo baritaan isugu jiro waxaana filimkaan Sai Dharam la jilaayaan Mehreen Pirzada iyo Prasanna.

Haddaba Shabakada Andhara Boxoffice ayaa soo bandhigtay filimka Jawaan lacagah laga helay ka hor inta aan tiyaatarada la saarin, kooxda cajaladaha qeybiyaan qarashka ay ku iibsadeen iyo sida Hit uu ku noqon karo:

Dhul weynaha Telugu Nizam/AP kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 16 Crore

Gobolka Karnataka kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 1.20 Crore

Dunida inteeda kale kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay ku iibsadeen 80 Lakh

Wadarta Guud Lacagaha Kooxda Cajaladaha Qeybiyaan Ku Iibsadeen 18 Crore

Filimka Jawaan waxaa laga rabaa inuu dib usoo celiyo 18 Crore kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen sidaa darteed markaas ayuu Hit noqon karaa

Fadlan hoos kaga bogo filimka Jawaan kala saaridiisa sida uu natiijo walbo ku noqon karo oo ku xeen daaban lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan dib kaga helaan:

Blockbuster wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 27 Crore+

Super Hit wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 21.6 Crore ilaa 26.99 Crore

Hit  wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 18 Crore ilaa 21.59 Crore

Above Average  wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 16.2 Crore ilaa 17.99 Crore

Average  wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 14.4 Crore ilaa 16.19 Crore

Flop  wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 12 Crore ilaa 14.39 Crore

Disaster  wuxuu ku noqon karaa marka saami ahaan laga helo 12 Crore iyo ka marka laga helo

Gunaanad:

Fadlan hoos ka daawo goos gooska filimka Jawaan:

 

One Response to Rasmi: Sai Dharam filimkiisa Telugu ah Jawaan lacagaha laga helay iyo sida uu Hit ku noqon karo

  1. Ali mohamed Reply

    December 1, 2017 at 3:19 pm

    zxp sheekadiisa nala wadaag isaga filimka FIRAANGI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *