Home » Nolosha Jilaayaasha » Rasmi: Salman Khan Oo Maxkamada U Fasaxay Inuu Dibada U Safro Iyo Jilaagan Oo Howshiisa Bilawday!!

Rasmi: Salman Khan Oo Maxkamada U Fasaxay Inuu Dibada U Safro Iyo Jilaagan Oo Howshiisa Bilawday!!

Mega Star Salman Khan ayaa maxkamada Jodhpur codsi fasax ah u gudbisaday maadama howla duubitaan ah uu kasoo qabanaayo dibada horeyna maxkamada oga mamnuucday inuu dibaa u baxo.

Kadib kiiski ugaarta deerta misane uu damaanada kusoo baxay Khan waxaa lagu amray ilaa bisha May in uusan India ka dhex bixin balse jilaagan howl ay waajib tahay inuu kasoo qabto dibada ayaa jiraan sida heeska ugu dambeysa e filmka Race 3 oo lagu duubayo South Afrika iyo mashaariicdisa kale sida Bharat, Kick 2 iyo Dabangg 3 oo dibada ayagana lagaga howl gali doono.

Sidaa awged ugu dambeys maanta galinkii dambe aye maxkamada Jaidpur ku dhawaaqday in jilaagan u fasaxan yihiin inuu dibada u safri karo sido kalena howlahiisa soo dhamesto waxana maxkamada la isugu soo laaban doona bishaa May todobaadkeda kowaad sida la sheegay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *