Shabakada Boxoffice India (BOI) ayaa si rasmi ah u fariisisay ganacsiga uu sameeyay filimka weyn Housefull 4 todobaadkiisa kowaad ayadoo markii hore soo gudbisay lacago qiyaas ah oo ay ku sheegtay mashruucan inuu todobaadkiisa kowaad keenay 137.25 Crore balse haatan lacagta la saxay ee gobol walbo ka keenay filimkan waa 135.86 Crore wadarta guud gobol walbo xogtiisa la saxay.

Housefull 4 todobaadkiisa kowaad ganacsi heer sare ah ayuu sameeyay wuxuuna yoolkiisa yahay sidii uu ku noqon lahaa filimka fariinta shactirada xambaarsan midkiisa lacagaha ugu badan soo xareeyo si uu darajadaas u gaaro waa inuu Golmaal Again ganacsigiisa dhaafaa oo horey u keenay 205 Crore sanadii 2017.

Sidaa darteed shabakada Boxoffice (BOI) waxay is bar bar dhig ku sameesay filimada Housefull Vs Golmaal Again lacagaha ay soo xareeyeen todobaadkooda kowaad gobol walbo waxaana H4 looga ganacsi badiyay Mumbai oo 8 Crore la dheer yahay halka Hindiya inteeda kale H4 ganacsi badan yahay sida is bar bar dhiga hoose aad ka arki kartiin:

Mumbai

Golmaal Again – 59.53 Crore

Housefull 4 – 51.64 Crore

Delhi / UP

Golmaal Again – 24.38 Crore

Housefull 4 – 25.19 Crore

East Punjab

Golmaal Again – 9.56 Crore

Housefull 4 – 9.87 Crore

Rajasthan

Golmaal Again – 8.11 Crore

Housefull 4 – 8.95 Crore

CP Berar

Golmaal Again – 8.29 Crore

Housefull 4 – 8.51 Crore

CI

Golmaal Again – 5.44 Crore

Housefull 4 – 5.50 Crore

Nizam / Andhra 

Golmaal Again – 5.28 Crore

Housefull 4 – 6.83 Crore

Mysore 

Golmaal Again – 4.37 Crore

Housefull 4 – 4.92 Crore

Tamil Nadu / Kerala

Golmaal Again – 85 Lakh

Housefull 4 – 1 Crore

West Bengal 

Golmaal Again – 4.29 Crore

Housefull 4 – 5.28 Crore

Bihar

Golmaal Again – 3.51 Crore

Housefull 4 – 4.46 Crore

Assam

Golmaal Again – 1.08 Crore

Housefull 4 – 1.81 Crore 

Odisha

Golmaal Again – 1.32 Crore

Housefull 4 – 1.90 Crore

Wadarta Guud:

Golmaal Again- 136.01 Crore

Housefull 4 – 135.86 Crore

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here