Filimka Chhichhore ayaa ganacsi wacan sameeyay seddexdiisa maalmood ugu horeysay waliba Sabti iyo Axad ganacsi wacan ayuu sameeyay taaso ka saaciday inuu 35 Crore soo xareeyo mudo 3 maalmood uu tiyaatarada saaran yahay.

Mashruucan ayaa sameeyay ganacsi lamid ah Ajay Devgn Filimkiisa De De Pyaar De seddexdiisa maalmood ugu horeysay ganacsigiisa kaaso qeybihii hore sanadkaan la daawaday.

Mumbai iyo hareeraheeda waxuu ka keenay 10.25 Crore halka 8.50 Crore Delhi/UP iyo suuqyada ku hareersan uu kasoo xareeyay mudo 3 maalmood ah maanta oo isniin ah inuu si wacan isku celiyo ayaa la filaa fasaxyo yaryar ayaa jiraan maanta gudaha India waana arin u wanaagsan Filimkaan.

Seddex Maalmood Ganacsigiisa Sidan Ayuu Ahaa:

Jimco: 7 Crore

Sabti: 12 Crore

Axad: 16 Crore

Wadarta Guud: 35 Crore (Trade Figure)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here