Varun Tej filimkiisa fariinta Gangester-ka xaambarsan aadna looga helay Gaddhalakonda Ganesh (Valmiki) wuxuu noqday mashruuc guuleestay oo Above Average ah.
Filimka Gaddhalakonda Ganesh (Valmiki) ayaa mudo 10 maalmood ah kusoo xareeyay 37.50 Crore ganacsigiisa dibad iyo dal sida shabakada Andhra Boxoffice (ABO) soo daabacday.
Filimka Gaddhalakonda Ganesh (Valmiki) kooxda cajaladaha qeybiyaan waxay dib kaga heleen 22.70 Crore saamigiisa dibad iyo dal la isku daray waxayna ku iibsadeen 25 Crore.
Director Harish Shankar filimkiisa Gaddalakonda Ganesh (Valmiki) lacagaha uu keenay dibad iyo dal oo la kala saaray todobaadka kowaad fadlan hoos ka eeg:
Dhulweynaha Telugu AP/Nizam – 30.10 Crore
Gobolka Karnataka – 2.90 Crore
USA Boxoffice – 3 Crore
Dunida inteeda kale – 1.50 Crore
Wadarta guud dibad & dal – 37.50 Crore
Saamiga guud laga helay – 22.70 Crore
Natiijadiisa – Above Average (90.80% lacagtii lagu iibsaday dib ayuu usoo celiyay mudo 10-maalmood ah)