Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff filimkooda War ayaa suuqyada caalamka kasoo xareeyay $11m wuxuuna si rasmi ah ku noqday mashruuca lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyo 2019 asigoo dhaafay Salman Khan filimkiisii Bharat oo darajadan heestay.

Filimka War ganacsiga ugu wanaagsan wuxuu ka sameeyay Gulf-ka asigoo ka keenay $4m sidoo kalena USA/Canada wuxuu kasoo xareeyay $3.3m waxayna ka dhigan tahay wadar ahaan labadan suuq inuu ka keenay $7.5m ku dhawaad. Waxaa intaas u dheer suuqa sedexaad ganacsiga ugu wacan ka sameeyay filimkan waa Nepal asigoo kasoo xareeyay $700k waana filimka lacagaha ugu badan 2019 halkaas kasoo xareeyo Bollywood-ka sameeyaan.

Filimka War suuqyada Australia iyo UK ganacsi dhex dhexaad ah ayuu ka sameeyay. Fadlan hoos kaga bogo 20-ka filim sanadkan 2019 Bollywood-ka sameeyeen kuwooda lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen:

1. War – $11,000,000 qiyaas ahaan.

2. Bharat – $10,710,000

3. Gully Boy – $10,250,000

4. Uri – The Surgical Strike – $7,460,000

5. Kalank – $7,170,000

6. Mission Mangal – $7,150,000 (35 days)

7. Kabir Singh – $6,950,000

8. Total Dhamaal – $6,530,000

9. Super 30 – $5,190,000

10. Badla – $4,680,000

11. Chhichhore – $4,000,000 

12. Manikarnika: Queen Of Jhansi – $3,460,000

13. Kesari – $3,310,000

14. Dream Girl – $4,300,000 (28 days)

15. De De Pyaar De – $2,820,000

16. Saaho (Hindi) – $2,950,000 

17. Luka Chuppi – $2,430,000

18. Student Of The Year – $2,240,000

19. Article 15 – $2,220,000

20. Ek Ladki Ko Dekha To Aisa Laga – $1,890,000

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here