Ravi Teja filimkiisii ​​ugu dambeeyay ee Telugu-ga Krack wuxuu bandhig sare kawadaa Boxoffice-ka isagoo aad uga gadmaya dhulweenaha telegu.Filimku wuxuu cadeeyay inuu yahay mid awoodiisa ee fadhido inkasta oo kaliya 50% shineemooyinka ay sameeyeen ganacsi heer sare ah. Maadaama covid uu jiro

Filimka agaasime ‘Gopichand Malineni’ oo ay la jileyso Shruti Haasan ayaa sameeyay ganacsi 9.5 crores ah Hindiya oo dhan maalinta 1-aad . Saamiga suuqa Telugu uu kakeenay waa 6.5 crores waana wax aad u weyn marka la fiiriyo waqtiga uu soo saaray. ku dhowaad dhammaan filimidii laga sii daayay Hindiya oo dhan ciligaan covid uu jiro ayaa ku dhibtooday inay ka gudbaan 10 crores .

Halka Ravi Teja filimkuu hogaaminayo uu sameeyay hal maalin kaliya lacagahaas. Filim kale oo Telugu ah marka laga reebo Ravi Teja’ filmkiisa Krack, Solo Brathuke So Better oo soo baxay ciida masiixiga sidoo kale jawaab aad u wanaagsan ayuu helay wuxuuna soo xareeyay 13.25 crores usbuucii u horeeyay oo kaliya.

waxaa la rajeynayaa inuu xawaarahaan ku sii socdo oo 50 Crores dhaafo mashruuca Krack.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here