Bollywood Khiladi Kumar waxaa loo aqoon jirray shabeek naagoodka Mumbai aflaamtiisa kuwa dagaalka ah xitaa waxaa qasab ahed hal hees ugu yaraan inuu atiriishada muuqaal isku soo dhowaansho ah la duubi si hadal heyn udhashto filimkana daawadayaal badan ugu soo yaacaan.

Kumar atiriishooyin badan ayuu shaashada dareen ama muuqaal isku soo dhowaansho ah kula wadaagay kuwaaso hadal heyn weyn abuureen xiligoodii laga bilaawi shumiska bishimaha gabdhahan waxba uma reeban Khiladi.

Emran Hashmi kahor Akshay waxaa la dhihi jiray shaxaariga Bollywoodka waxuuna caan ku ahaa inuu meel biyo leh gabdhsha hees kula jilo sida roobka, Badda, waasko, tubo musqul, iyo wixii lamid ah biyo kama dheereen haduu muuqaal dareen ah duubaayo.

  • 

Hadaba waxaan idiin heynaa 10 atiriisho Akshay Kumar muuqaalo dareen xsd dhaaf ah shaashada kula wadaagay kuwaaso hadal heyn weyn dhaliyeen xiligooda bal liiska atiriishooyinkaan hoos kaga bogo.

Kajol (Yeh Dillagi) Raveena Tandon (Mohra) Rekha (Khiladiyon Ka Khiladi) Karisma Kapoor (Mere Jeevan Saathi) Kareena Kapoor (Ajinabe & Kambakht Ishq) Madhuri Dixit (Aarzo) Priyanka Chopra (Andaaz & Aitraaz) Mamta Kulkarni (Sabse Bada Khiladi) Ayesha Jhulka (Khiladi) Vidya Balan (Heyy Babbyy)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here