Waxaa dacwad laga soo gudbiyay xidigaha kala ah Raveena Tandon, Farah Khan iyo Bharti Singh kadib markee ku xad gudbeen diinta kirishtaanka maalinte ku beegned ciida masiixiga (Christmas Day).

Haweenkan ayaa maalintaas ka qeyb galeen barnaamij Tv-yada laga daawado halkaaso mowduucyo kala duwan lagu weydiyay waxaana kamid ahaa Christmas Day oo maalintaas ku beegned ayagoo sii guda galeen falanqeynta diinta kirishtaanka.

Peaceful protests held in Punjab against Raveena Tandon, Farah Khan, and Bharti Singh for allegedly hurting religious sentiments

Meesha kaftan ayaa ka dhacay oo waxay ku camirteen Kirishtaanka ayagoo xitaa kaftan ka dhigteen ereyada qaar ee aan lagu dhawaaqi karin ee kirishtaanka diin ahaan u heystaan hadaba dadkii bulshada hindiya ahaa kuwooda diinta kirishtaanka heysteen ayaa dacwoodeen.

TAB 191229 Raveena Tandon 1-1577604040496

Jaidpur ayaa dacwad laga gudbiyay hadana Punjab ayaa laga dacweeyay seddexdoodaba ayadoo Police-ka la tusay muuqaalka laga duubay seddexdooda markee ku xad gudbayeen Kirishtaan hader waxaa laga rabaa Saldhigyada Police-ka ee dacwadooda taalo inee booqdaan.

Balse inta aan la dacweyn kahor ayaa baraha bulshada lagu weeraray markaas ayee iyagana raali gelin ka bixiyeen mase lagu qancin oo waa laa dacweeyay saas eetahy waxay dhaheen iyagoo ka raali bixinayaa arinkaa.

Farah Khan:waxaan aad oga xumahay in oraahyo qaarkod ee barnaamijkii u dambeyy ee Tv-ga dad badan dhibsadeen, dhamaan diimaha caalamka xushmad ayaa u hayaa si kutalo gal ahna inaan ugu gafo diin gaar ah macquul ma ahan waxaan halkaan ka raali galineynaa aniga, Raveena iyo Bharti dadkii ka xumaadeen hadalkeena fadlan naga raali noqda.”

Raveena Tandon:aniga horta ma dhihin erey aan ku aflagaadeyay diin gaar ah sido kale seddexdeena diin gaar ah weerar kuma ahen balse hadaladeena khaladkii kadhacay dad badana dhibsadeen waan ka xunahay waana ka raali galineena midaas.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here