RAW: Dolph Ziggler oo bandhiga RAW u soo wareegay

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Jabril Abdikadir Farah

Dolph Ziggler ayaa si layaab leh ku imaanaya ringaha . Dolph Ziggler ayaa sheegaya inuu ka yimaaday smack down live kuna soo biiray Raw.

Isagoo imaanaya waxaa arbushaya Titus World Wide oo Titus O’Neil ka codsanaya inuu ku soo biiro group kiisa.

Dolph ayaa sidoo kale sheegaya inuu kaligiisa imaanin oo lala socdo.

Drew McIntyre aya si la yaab leh u weeraraya Apollo iyo Titus O’Neil gadaashooda. Ka dib Dolph iyo Drew McIntyre ayaa samaynayaa jawaab cad ay u diranayaan xidigaha Raw.

W/D: Jabril Abdikadir Farah