Home » Arimaha Bulshada » RAW Oo Ay Furaan 8 Xidig Ee Tartamaya Money In the Bank

RAW Oo Ay Furaan 8 Xidig Ee Tartamaya Money In the Bank


Xalay Bandhiga Raw Waxay Ahayd Habeen U Qaas Ah sababtoo ah Waxa Haystan XidigonGuul-Ka Gaari Karaan Money In the Bank Axada Soo Aadan Iyadoo Xalay Lagu Furay 4 Nin Iyo 4 Gandhood Ee Ka Socda Bandhiga Raw Ee U Tartamaya Money In the Bank  Ayaa Dhex-Martay Dood Fara-Badan Iyadoo Midka-Midka Kale La Doodayay Sidoo Kale Alex Bliss Ayaa Guul-Urajeesay Braun Strowman Halka Sasha Banks Ay Guul-Urajeesay Fin Balor

Sidoo Kale Waxaa Goobta Imaaday Raw General Manager Kurt Angle Iyo Constable Cusub Ee Bandhiga Raw  Ee Baron Corbin  Iyadoo Dooda Dhinac Ka Galeen Ugu Dambayn

Braun Strowman Ayaa Yiri “Enough”  Qof Walba Waxa Sugaya Gacmahaan Axada
Iyadoo Hordhac U Ahayd ciyaar Afar Geesoodka Oo Dhex-Mari Doona Finn Balor ,Bobby Roode , Kevin Owens Iyo Braun Strowman.