Home » Arimaha Bulshada » RAW: The Riott Squad oo Weeraray Sasha Banks iyo Bayley

RAW: The Riott Squad oo Weeraray Sasha Banks iyo Bayley

Warbixintaan Waxaa Soo Diyaariyay Jabril Abdikadir Farah

Sasha iyo Bayley ayaa is wajahaya iyado labadan gabdhood dhextaalay xarguf weyn usbuucyadaii la soo dhaafay iyagoo dhex martya ciyaar xiiso badan .

Sasha ayaa ciyaarta maamulaysay laakiin Bayley ayaa soo laabanaysaa oo la imaanaysaa ciyaar adag iyado Sasha banks ay bayley ku qabanayso action kayda Banks statement laakiin bayley ayaa ka kacaysaa.

Ka dib waxaa goobta imaanaya shake up kii labaad oo ka imaada smack down live oo the Riotte squad oona ah 3 gabdhood oo qatar ah ka dib waxay weerarayaan Sasha iyo Bayley oo qasayaan ciyaarta oo guusha cidna qaadan Sasha iyo Bayley.

W/D: Jabril Abdikadir Farah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *