Home » Box Office » Reer Deol Filmkoda Yamla Pagla Deewana Iyo Sida Uu Hit Dhamestiran Ku Noqday!!

Reer Deol Filmkoda Yamla Pagla Deewana Iyo Sida Uu Hit Dhamestiran Ku Noqday!!

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka mideeyay reer Deol ee Yamla Pagla Deewana, waxaa filmkaan hogaamiyal ka ahaayen Dharmendra iyo labadiisa wiil Sunny Deol iyo Bobby Deol.

YPD waxuu noqday film Hit dhamestiran ah waana film qaab jiliin wacan ay ku jileen reer Deol, halkaan hoose kaga bogo YPD iyo sida uu Hit dhamestiran ku noqday.

Director: Samir Kamik

Jilayaasha filmka: Dharmendra, Sunny Deol iyo Bobby Deol

Xiliga la daawaday: 14 January 2011

Tiyaatarada laga daawaday: 1550

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 7.64 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 22.81 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 34.72 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 29 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 54.93 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 85. 91Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 74.62 CroreTirada tikit u goosatay – 8-malyan 934,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – xogtaas ma heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  29.31 Crore

Natiijadiisa – Hit

Qiimeynta IMDB Rating –5.7/10

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *