Waxaa jimcihii lasoo bandhigay xalqada cusub ee taxanaha Hercai sidaa aawged maanta dhacdooyinka ugu xiisaha badan xalqadan ayaan idiin soo bandhigeen waxaana ka bilaaweynaa qodobka kowaad waayo dhacdooyinka 8-qodob ayaan ukala qaadnay.

Qodobka kowaad waxuu yahay xalqada waxay ku dhamaatay Reyan oo dhulka kudhacday maadaama mac-macaan sumeysan la siiyay Caziizana ay la joogtay hadaba isla meeshe ka bilaawanee xalqadaana Reyan waxaa qabaneyso Caziizo oo garab siineyso waxayna isku dayee inee bad baadiso balse nasiib xumo.

Reyan wey dhiig baxes oo cunuga ayaa gudaha ku dhimanaayo intaas kadib Caziiza waxay Reyan siinee caleen qoyan dheecaankeeda si dhiiga u istaago laamiga ayee keene maadama duurka ah joogeen markii hore kadibna Reyan nin ayaa gaari ku wadanaayo ninkaaso Fusun ay soo dirsatay isbitaal ayuuna keenaa.

Caziiza wey naxee marke ogaatay in Reyan nin xoog kaga waday iyadoo isku dayeyso inee ka dabagasho waxayna wacanee maxamuud oo goobta ka wadaayo isbitaalka ayeena aade oo Reyan ayee ka daba galee.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here