Muuqaalka udambeeyo xalqada 51aad taxanaha Hercai waxaa lagu arkayaa arin cajiib ah oo hadii ay run noqotaana daawadayaasha ka niyad jabayaan daawashada musalsalka hadaba sharaxaada muuqaalkaas hoos kaga bogo:

1-Reyan oo kaligeed guriga joogto waxaa loo keenayaa mac-macaan waxaana la leeyahay aabaha Hazar ayaa kuusoo dhiibay kadibna wey cunee ileen uur ayee leedahay marke cunto waxaa nala tusaa Fusun oo la hadleysi Caziiza waxay leedahaya sida soo socoto.

“Adigu Miiraan dilaa waad ka dhigi weysay balse aniga ahaa markaan ka dhigaayo Miiraan dilaa waliba waxaan ku qasbaa inuu adiga ki dilo midaas inaan sameyana 9-bilood iguma qaadaneyso ee hader ayaan sameynayaa” Caziiza ayaa suaal isweydiineysi waxay leedahay maxay kawadaa 9-bilood markaas ayee fahmee inee Fusun weerari rabto Reyan iyo cunugee caloosha kuwado.

Reyan oo duurka ka timid misane guriga soo geli rabto waxay banaanka ku arkee Caziiza oo ordeysa oo Reyan ka walwalsan balse Reyan marnaba ma aaminsana in Caziiza markaan daacad tahay sidaa aawged wey iska ceyrinee markee Caziiza bax isdhahdo waxay arkee Reyan oo dhulka kudhacday misane suuxday aad ayeena unaxee Caziiza.

Dhinaca kale Fusun waxay balamisay Miran oo ay uwacday waxayna rabtaa inee Dilshaah tusto oo waxay kudhahee waxaan rabaa inaan kutuso qof marti ii ah hadaba xalqada waxay kudhamaane Dilshaah oo lasoo wado si Miran ay ula kulanto iyo dhinacan kale Reyan oo suuxday Caziizana dul joogto.

Dadka afsoomaaliga ku daawadaan dabcan xalqadan afsomali ahaan waxay daawan doonaan maalin jimco ah habeen sabti soo galaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here