Reyyan miyey iska fureysaa Miran kadib dhacdadii dhacday iyo cadeyn arinkaas muu jineyso.

0
7797

Waxaan xalqadii 19aad ku daawanay dhamaadkeeda Hazar oo suuxsan misna dhiig baxaayo iyo Miran oo dul taagan isla markaasna biskoolad dhulka taalo.

Muuqaalkaas waxaa kusoo baxeyso misna arkeyso Reyyan hadaba macquul ma tahay in Reyyan ay eedeyso Miran isla markaasna ku eedeyso waxa ku dhacay aabaheed inkastoo wali aysan cadeyn waxa ku dhacay iyo cid wax yeeleysayba.

Hadana saas ay tahay sawiro hordhac ah oo laga soo bandhigay xalqada 20aad ayaa lagugu tusaa Reyyan oo faraantigii guurka wadanin isla markaasna faraanti la’aan ah waxaana ognahay in Miran uu Reyyan siiyay faraantigii hooyadiis hadaba Reyyan faraantiga maxay isaga siibtay ayay tahay su’aasha meesha taalo?

Macquul matahay in Miran uga shakisay in aabaheeda wax ku dhuftay ayna xiriirka u jari doonto?

Sawirada halkaan ka arag kadibna aragtidaada nala wadaag;

Image may contain: 1 person
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: one or more people

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here