Fiid wanaagsan akhristayaasheena qiimaha badan kusoo dhowaada taxliil kusaabsan xalqada 36-aad ee taxanaha Hercai taaso maanta aan idiin soo gudbinay hadaba waxyaabihii aan xalqadan ka baranay oo kooban hoos kaga bogo:
1-Gonul Aslanbey iyo warqadii ay godka ka heshay misane cadeyneysay in walaalked noolyahay oo uusan dhiman.
2-Reyyan ayaa baxeyo misane ka tageyso reer Shadalogu iyo Miiran waana dhacdo murugo leh.
3-Caziiza ayaa afduubaneyso Gol oo magaalada kusugan balse sababta lama oga.
4-Cadowga seddexaad ayaa qorsho cusub keenay oo ah Harun uu guursado Yaren wuuna hirgalay.
5-Harun oo ogaanayo in Furat dabagal kuhayo dhana Caziiza ay dabagal kuheyso.
6-xalqada 36-aad oodhan Reyyan ayee ugaar ahed waana xalqo murugo ah oo iyada ku kooban.
7-nolosha Miiran iyo sirtii uu ogaanayey hakad ayee gashay waxaana usabab ah Reyyan.
8-guul ayee u aragtaa Caziiza in Reyyan ogaatay xaqiiqada sababto ah murugada reer Shadalogu waa farxadeeda.
9-in aysan wali heshiinin Nasuh iyo Hazar bedelkeedna uu Hazar sii carooday xalqadaan.
10-Miiran noloshiisa wey u dhamaane haddi Reyyannka tagto iyo siduu u ooyaya dhamaadka xalqadaan oo dadka qiira galisay.
Dhamaad…