Goos gooska 1-aad ee xalqada 36-aad ayaa si rasmi ah xalay loo soo bandhigay waana goos goos aad uxiiso badan misane dhacdooyin cusub lagu arkay hoos kaga bogo dhacdooyinka goos gooskan:

Waxuu la bilaawana Miiran oo garabka Hazar barkan misane hurda sido kale Hazar asna wuu hurdo fadhiga ayeena kuwasa hurdooyaan xili Reyyan ay daawaneyso sidee u jiifaan weyna xanaaqsantahay.

Reyyan ayaa Hazar ku qabsaneyso sababta uu oga qariyay intaano sane ineysan gabadhiisa dhabta ah ahen xili Hazar iska ooynaayo sido kale Reyyan waxay leedahay,”inaan kaa tago miyaad ka baqday ama aan kunaco.”

Reyyan oo hadalkeeda sii wadata waxay tiri,”haddi aad ii sheegi lahed inaadan aabahay ahen waxaan kuu jeclaan lahaa sida waligey kuu jeclaa…waxaan kuu jeclaan lahaa aabahay dhabta sidan u jeclahay si ka siweyn.”

Hazar uma jawaabayo waa murugeysanyahay kadib Miiran ayaa la hadlaayo Reyyan waxuu leeyahay,”aniga maxaan kugu sameeyay Reyyan” hadana waxaa lagu tusaa Ayeeyo shakraan oo dhibraaxeyso Miiran.

Waxayn kudhahee wixii aad Reyyan ku sameysay aawged uma qalantid inaad ila joogto orod ayeeyda Caziiza utag ayee leedahay balse Reyyan ayaa goobta ka ordeysa xili Miiran iyo Hazar ay kadaba qeylinayaan waxayna Reyyan Hazar ku leedahay,”dhab ahaantii aargoosiga sidaas kuma joogsan lahen” dhamaad goos gooska halkaas ayuu ku dhamaanaa.

Waa goos goos xiiso badan una gaar ah Reyyan waxayna u carootay Miiran iyo Hazar ayadoo ka tagtay bal waxee sameyso aan aragno dabcan taxanaha xiisahiisa wuu sii siyaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here