Home » Nolosha Jilaayaasha » Rishi Kapoor Oo Ka Naxay Dhimashada Adeerkisa Shashi Kapoor Asigo Kaso Tagay Duubista Filmkisa Mumbai Na Cagta Soosaaray!!

Rishi Kapoor Oo Ka Naxay Dhimashada Adeerkisa Shashi Kapoor Asigo Kaso Tagay Duubista Filmkisa Mumbai Na Cagta Soosaaray!!

Waxaa maanta si rasmi ah u geeriyoday Super Star Shashi Kapoor kaaso in muda ah xanuunsana balse maanta ugu dambeyn xijaabtay.

Hadaba Rishi Kapoor ah wiil uu adeer uu yahay Shashi Kapoor (Maadama Shashi kapoor iyo Rishi Kapoor aabihiisa Raj Kapoor walaalo ahaayen) ayaa waxaa lashegay in oday Rishi joogi waayey Delhi halkaaso uu duubis film kuwaday.

Rishi ayaa ushegay kooxda filmka kala howl waday arinka qabsaday si degdeg ah ayuuna Mumabi kusoo aaday asigoo warkaan lasoo gaarsiiyay ka naxsan.

Wuxuu xidigaan duubis kuwada filmkisa xiga ee Rajma Chawal. balse murugada heysa ayuu maanta oday Rishi waxba ukala ogeyn waxaana la shegay in uu asigoo ordaayo xitaa la arkay maadama shaqsiga geeriyooday yahay adeerkiisa aabihiisa la dhashtay.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *