Kulanti wanaagsan asxaabta qiimaha badan kuna soo dhawaada barnaamij gaar ah oo aan ugu magac darnay Nolosha Jilaayaasha Bollywood-ka iyo Koonfur Hindiya oo aad si toos ah kaga bogan kartiin Youtube Channel-keyga gaarka ah Zakariye Cabdi.

Haddaba si aad u heshid macluumaadka Nolosha Jilaayaasha oo xiiso badan fadlan muuqaalka hoose ka daawo kadibna fikirkaaga nala wadaag mahadsanidiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here