Riyadii Rishi Kapoor qabyada kaga tagay wiilkiisa Ranbir ma rumeyn doonaa!!

0
4921

Waxaa jirtat riyo soojireen ah oo uu ku riyoon jiray rugcadaa Rishi Kapoor taaso uu qabyo kaga tagay waxaana looga fadhiyaa wiilkiisa Ranbir Kapoor inuu riyadaas qabyada ah dhameestiro waana wax naadir ah oo dad badan ka warqabaan.

Rishi waxuu waligiis ku riyoon jiray inuu wiilkiisa Ranbir Kapoor u guuriyo oo reer yeeshto arinkaasna dhowr jeer ayuu wareysi ku sheegay hadaba labo jeer ayaan kasoo qaadanay inta jeer ee uu ka hadlay arinkaas taaso muujineysa inee tahay riyo soo jireen ah oo uu qabyo kaga tagay.

2017 Rishi Kapoor waxuu yiri xili xiriirka Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt cusbaa dadkana si weyn iskula xaman jireen sidan tan,”mid kamid ah riyooyinkeyga waa inaan u guuriyo wiilkeyga maxaa diiday inaan aqbalo gabar walba uu keensado waa hubaal waan ku garabsiinayaa xitaa hadii uusan gabar xiriir la laheen waxaan qorsheynayaa inaan anagga u dooqno gabar misane u guurino waayo waxaan dooneynaa aniga iyo hooyadiis intaan noolnahay caruurtiisa dhabteena inee ku cayaaraan.”

Markale 2018 kahor inta aan kansarka laga helin sido kalena xiriirka Ranbir iyo Alia saldhigtay waxuu yiri isagoo xiriirkooda ka hadlaayo,”waan soo dhaweynayaa sidaan horey usheegayba anigoon dooneynin inaan kusii fogaado ka hadlida xiriirkooda waxaan idiin sheegaya inaan ku faraxsanahay xiriirkooda waxaana rajeynaa inee dhaqsi is guursadaan aniga iyo Neetu midaas ayaan wada sugeynaa.”

Goormee Alia Bhatt magaceeda Kapoor la raacsiin doonaa misane ay noqon doontaa xaaska rasmiga ah ee RK waa mida la wada sugaayo si riyadii Rishi u rumowdo Ranbir na kaga haro liiska Salman Khan hogaaminaayo ee aan wali guursanin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here