Waxaa maanta si rasmi ah tiyaatarada loo saaray Filimka Chhapaak ee ka hadlaayo dhacdo si run udhacday 15 sano kahor oo gabar wajiga aashito looga shubay waxaana hogaamineyso mashruucan atiriishada Deepika Padukone sida ballanta ahedna waxaan wadeena saadaalinta Filimada cusub.

Saadaasha waxay ku ekaaneysaa beri subax kahor inta aan lasoo daabicin ganacsiga Filimka qofkii mar saadaaliyayna mar labaad looma xisaabinaayo waana saadaal ka dhaxeyso shabakada Filimside iyo akhristayaasheeda nasiib wacan qofkii saxo waa laxusi doonaa magaciisa Ragg iyo Dumar ba.

Saadaasha masuuliyiinta shabakada Filimside ee filimta Chhapaak:

Zakarie Abdi: maalinta kowaad 7 Crore , sedexda maalmood ugu horeyso 32 Crore, todobaadkiisa kowaad 50 Crore, cimri ahaantiisa 80 Crore.

Cabdiraxmaan Anteeno: maalinta koowaad 7 crore, 3da maalin ugu hireyso 31 crore, Todobaadkiisa koowaad 58 crore, Cimrigiisa 96 crore.

Adam Muriidi: maalinta koowaad 9 crore seddax maalin 33 crore todabaad 55 crore cimri ahaantiisa 90 crore.

Jabril Cabdiqadir: maalinta kowaad : 7 crore sadexda maalin ugu horeesa : 29 crore todobaadka kowaad : 47 crore total : 85 crore

Ali Aadan: maalinta kowaad wuxuu keeni doonaa 8 Crore, seddexda maalin ugu horeyso 40 Crore, todobaadka kowaad 70 Crore halka cimri ahaantiisa keeni doono 125 crore.

Akhriste adigana saadaali adigo raacayo nidaamka shabakada Filimside wax usaadaalisay mahadsanid….

F.G: dadka saadaashooda kudhiibtaan Page-ka Filimside mala xisaabin doono kaliya waxaan xisaabsanena dadka gudaha webka saadaashooda kudhibtaan Comments ahaan.

8 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here