Saadaasha Filimka Good Newwz ee shabakada Filimside: Maalinta kowaad, seddexda maalmood ugu horeyso ilaa cimri ahaantiisa!!

13
1997

Waxaa sidaan horayba idiin kuugu soo wargalinay in subaxaan tiyaatarada Hindiya la saaray filkimka Good Newwz waxaana hogaamiye ka ah Akshey Kumar ayadoo filimkaan lagu qarash gareeyay sidaan warar hordhac ku helnay qiyaastii 80 crore.

Sidaas owgeed Good Newwz ayaa 90 crore haduu keeno ay lamid tahay inuu yahay filim guuleystay misna Hit ah hadii uu 140 crore keenana ay lamid tahay inuu yahay filim Super Hit ah halka uu Blockbuster ku noqon karo markuu gaaro 185 crore.

hadaba halkaan hoose kaga bogo saadaasha Masuuliyiinta shabakada Filimside ee filimkaan:

Zakarie Abdi:

Maalinta kowaad wuxuu keeni doonaa 15 Crore.

Sedexda maamood ugu horeyso 60 Crore.

Todobaadka kowaad 120 Crore.

Cimri ahaantiisa 180 Crore.

Ali Aadan:

Maalinta kowaad 18 Crore.

Seddexda maalmood ugu horeyso 58 Crore,

Todobaadkiisa kowaad 125 Crore

Cimri ahaantiisana 160 Crore.

Cabdiraxmaan Anteeno:

Maalintiisa koowaad wuxuu keeni doonaa 20 crore.

sadaxdiisa maalmood ugu horeyso 68 crore.

Todobaadkiisa koowaad; 128 crore.

Cimri ahaantiisa; 190 crore.

Akhristow adigana fikirkaaga nala wadaag adigoo ku saleynaayo filimkaan natiijada uu keeni doono saadaashada maalintiisa koowaad, sadaxda maalin ugu horeyso, todobaadkiisa koowaad iyo cimri ahaantiisaba.

F.G: qofkii saadaasha sifiican u saxo waan soo gudbineena waliba dhibco ayaa lagu kala qaadan doonaa waana saadaal loo wada siman yahay Filimside ilaa akhristayaasheeda.

13 COMMENTS

  1. Anigana sidan ayan ka dhigay saadaashayda

    Maalintiisa 1aad: 19cr

    3-diisa maalmod: 70cr

    Isbuuciisa 1aad: 125cr

    Cimri ahaantiisa: 190cr

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here