Waxaa maanta si rasmi ah tiyaatarada loo saara Filimka weyn ee Tanhaji-The Unsung Warrior waana mashruuc boqortooyo taariikhi ah looga hadlaayo iyo dagaalo hore waxaana hogaamiyaal ka ah Ajay Devgn, Saif Ali Khan iyo Kajol hadaba sida ballanta ahed waxaan wadeena saadaalinta Filimwalbo oo cusub.

Saadaasha waxay ku ekaaneysaa beri subax kahor inta aan lasoo daabicin ganacsiga Filimka qofkii mar saadaaliyayna mar labaad looma xisaabinaayo waana saadaal ka dhaxeyso shabakada Filimside iyo akhristayaasheeda nasiib wacan qofkii saxo waa laxusi doonaa magaciisa Ragg iyo Dumar ba.

Saadaasha masuuliyiinta shabakada Filimside ee filimta Tanhaji:

Zakarie Abdi: Tanhaji maalinta kowaad 12 Crore, sedexda maalmood ugu horeyso 45 Crore, todobaadkiisa kowaad 75 Crore, cimri ahaantiisa 160 Crore.

Cabdiraxmaan Anteeno: Tanhaji maalinta koowaad 14 crore, 3da maalin ugu hireyso 52 crore, Todobaadkiisa koowaad 90 crore, Cimrigiisa 161 crore.

Adam Muriidi: Tanhaji maalinta koowaad 16 crore seddax maalin 65 cror todabaad 112 crore cimri ahaantiisa 215 crore.

Ali Aadan: Maalinta kowaad wuxuu keeni doonaa 13 Crore, seddexda maalin ugu horeyso 60 Crore, todobaadka kowaad 110 Crore halka cimri ahaantiisa keeni doono 190 crore.

Jabril Cabdiqadir: maalinta kowaad : 17 crore sadexda maalin : 58 cr todobaadka kowaad : 110 cr total: 204 crore

Akhriste adigana saadaali adigo raacayo nidaamka shabakada Filimside wax usaadaalisay mahadsanid….

F.G: dadka saadaashooda kudhiibtaan Page-ka Filimside mala xisaabin doono kaliya waxaan xisaabsanena dadka gudaha webka saadaashooda kudhibtaan Comments ahaan.

8 COMMENTS

  1. Maalinta kowaad 11.5 ilaa 13.75cr
    Sadax maalin ee horre 40.5 ilaa 45.75cr

    Todobaadka koowaad 75.5 ilaa 80.75

    Cimri ahaan 145.5 ilaa 150cr

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here