Saameynta xanibaada Corona Virus Priyanka Chopra oo ku riyooneyso iney hooyo noqoto.

0
1771

Tan iyo markuu dilaacay cudurka Corona Virus ee halista ah waxaa dowlado badan dadkooda kusoo rogeen xanibaad iyo inaan guryaha banaanka looga bixin.

Tani ayaa waxay jaanis siisay dad badan oo jaanis isku la’aa haba ugu horeeyaan jilayaasha oo waqtigooda aad u yaraa waxaana jilayaashaas kamid ah Priyanka Chopra iyo ninkeeda ahna fanaanka Nicky Jonas.

Hadaba Priyanka Chopra ayaa ka dhawaajisay in ay dooneyso iney hooyo noqoto iyadoona meesha ka saarin qorshayaasheeda mustaqbalka in hooyonimada iyo shaqada isku wadato.

Waxyaabaha hadalheynta leh ayaa waxaa kamid ah in kadib markii ragii iyo dumarkii is qabay ee jaaniska isku la’aa guryaha kor looga soo xiray in dumar badan dhamaadka sanadkaan hooyooyin noqon doonaan. 😂

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here