Home » Nolosha Jilaayaasha » Saaxiibkada Shahid Kapoor Ookale Ha Noqdo Oo Intaan Qarash Ah Kuu Huraayo Boorsada Mira Rajput Imisa Lacag Ayee Kufadhidaa?

Saaxiibkada Shahid Kapoor Ookale Ha Noqdo Oo Intaan Qarash Ah Kuu Huraayo Boorsada Mira Rajput Imisa Lacag Ayee Kufadhidaa?

Sidaa wada ognahay Shahid Kapoor iyo Mira Rajput Kapoor waa kuwa kamid ah lamaanayaasha Bollywoodka ugu caansan misane caruur ka dhaxeyso maadama ay nolosha ku midoweyn.

Hadaba Mira inkasto ay atiriisho ahen hadana waa shaqsi magac leh maadama uu qabo atoore caan ah sidaa awged saxaafada akteda qof weyn ayee ka tahay xili walbana waxay jecelyihiin inee warestaan ama ay sawiro ka qaatan.

Sidaa awged waxaa la soo ogaaday Mira oo Shopping sameysaneysa misane waxaa la ogaaday qiimaha lacaged ee ay kufadhido ama la gado boorsada Fashion-ka ee ay sidato gabadhaan.

Shahid Kapoor xaaskisa aad ayuu ujecelyahay sidaa awged wax qiimo ah lama laha lacagaan aan idiin sheegi doono ee ay kufadhido boorsadaan kaliya.

Mira boorsada ay sidato qiimo ahaan waa 1 Lakh taaso dollar ahaan udhiganta $2,173 mana ahan lacag yar marka loo fiiryo hal shey qiimahiisa taasi oo micnaheda ah in Mira ayada oodhan qarash socda ay tahay.

Akhriste malaga helaa wiil soomaali ah oo Shahid Kapoor ookale ah kaaso qarashaadkaas ookale galayo marka saaxiibtiisa Shopping sameysaneyso (kkkkkkk).

 

3 Responses to Saaxiibkada Shahid Kapoor Ookale Ha Noqdo Oo Intaan Qarash Ah Kuu Huraayo Boorsada Mira Rajput Imisa Lacag Ayee Kufadhidaa?

  1. liefstyle Reply

    December 6, 2017 at 9:38 pm

    kkkkkkkk been ma la shega barada maya

  2. Mohamed meykal Reply

    December 6, 2017 at 10:10 pm

    Hadii aan heesano lacagtaas iyo mid ka qiimo badan way naga istaahilan xaasaskena
    Lkn waxan ka mid nahay wadamada dhaqalahoda hooseyo
    Taas ayaa layaab nooga dhigeso in aan layaabno 2173 $ boorso jogta
    Thanks

  3. khalid khan Reply

    December 7, 2017 at 12:10 pm

    hhhhhhhhhhh niyooow wixii macaanba waxbaa loo quudhaaye way ka yaabisay ninka

Leave a Reply to Mohamed meykal Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *