Home » Box Office » Sababta Akshay Kumar loo dhaho boqorka maal maha fasaxa jirin 100 Crore lagu heesanin: King of Non Holiday 100 Crore Club

Sababta Akshay Kumar loo dhaho boqorka maal maha fasaxa jirin 100 Crore lagu heesanin: King of Non Holiday 100 Crore Club

Inta badan aflaanta Bollywood-ka ee darajada 100 Crore ($15M) gaareen waa kuwo la daawaday todobaad maalmo fasax ah jiraan ugu yaraana hal maalin ama labo maalin fasaxyo waa weyn helaan.

Balse waxaan idiin heynaa aflaan darajada 100 Crore gaareen ayagoon xitaa helin hal maalin fasax ah oo la daawaday maalmo shaqo marka laga reebo maalinta Axada ah.

Superstar Akshay Kumar waa boqorka maal maha fasaxa jirin aflaanta ugu badan 100 Crore gaareen sameeyay taasina waxay muujinee in awoodiisa dhanka Boxoffice-ka fasax ku xeen daabneyn.

12-filim oo 100 Crore soo xareeyeen ayagoon hal maalin fasax ah helin Akshay Kumar wuxuu ku leeyahay afar filim taasi oo muujineyso inuu yahay King of Non Hollywood 100 Crore Club.

Aflaantaan waa kuwa amaan gaar ah mudan badankoodana waa kuwo siweyn usoo jiiteen dadka tiyaatarada usoo daawasho tagaan kuna qasbeen daawadayaasha ayagoon fasax heesanin inay tiyaatarada soo xaadiraan.

Fadlan hoos kaga bogo aflaanta 100 Crore ($15M) gaareen oo aan hal maalin fasax Hindiya ka jiro helin lana daawaday xili shaqo:

Yeh Jawani Hain Deewani (2013) – 177.99 Crore

Tanu Weds Manu Returns (2015) – 148.84 Crore

Rowdy Rathore Ready (2012) – 131.21 Crore

Ram Leela (2013) – 112.97 Crore

Holiday (2014) -112.44 Crore

Houseful 2 (2012) – 111.79 Crore

Bhaag Milkha Bhaag (2013) – 109.18 Crore

Houseful 3 (2016) – 108.06 Crore

Barfi (2012) – 105.57 Crore

ABCD2 (2015) – 103.58 Crore

2 States (2014) – 101.86 Crore

Bol Bachchan (2012) – 100.05 Crore