Sababta dhabta ah uu Salman Khan Radhe uga iibiyay Zee Studios ugana guuray heshiiskii YRF, Amazon iyo T-Series (WARBIXIN)

0
1065

Salman Khan waxuu iibiyay filimkiisa xiisaha badan ee aadka loowada sugayo, Radhe – balse waxaa jiro arimo badan oo filmkaan kuxeen daaban dhanka ganacsiga

“YRF waxay heshiis la gashay Salman Khan Films (SKF) si looga iibiyo filmka, taasoo ka dhigan in dakhliga soo gala SKF uu ku kala duwanaan doono ganacsiga uu filimku tiyaatarka u sameynayo. Had iyo jeer waxaa jira shey hubin la’aan ah oo ku saabsan heshiisyada noocan oo kale ah, gaar ahaan xilliyada Covid-19 maadaama aan qofku hubin karin lacagta soogali doonta

Dhinaca kale, wuxuu heshiis Digitalka ah la galay shirkadda Amazon, oo xuquuq gaar ah u siisay baahinta filimka, 8 toddobaad ka dib markii lagasii daayo tiyaatarka. Xuquuqda dayax-gacmeedku waxay lagaareen hishiis Zee studio, oo ku soo bandhigi karta kanaalkooda 8 toddobaad ka dib markii la sii daayo, xuquuqda muusiguna waxay lasiiyay T-Series, intaasi oodhan waxee ahaayeen wijiyo kaladuwan inta eesan isbadalin fikrada Sallu

”ilo wareedyo ayaa intaas ku daraya in xuquuqda laga iibiyay dad tira badan, Salmanna wuxuu lahaa fikradkale maadaama uu dhibaato u arkayay iibsiga tirada badan

“Marwalba way kafiican tahay in dhammaan xuquuqda lagu iibiyo isla istudiyaha taas oo ka dhigaysa qaabka soo kabashada mid fudud. Salman iyo Aditya Chopra ayaa ka hadlay arinkaan waxayna si wada jir ah u go’aansadeen inay kala tagaan, ka hor inta aysan markale iskaashi kala sameynin filimka Tiger 3 laga soo bilaabo bishii March. Adi wuxuu sifiican u fahmayaa ganacsiga qofkasta oo ka tirsan warshadaha xiisaha uqaba filmka

Halka Salman helay lacag hormaris ah oo dhan 230 crores, taasoo ka dhigeysa inuu kasoo kasbado macaash dhan Rs. 100 crore, istudiyaha hadda wuxuu leeyahay dhammaan xuquuqda taas oo ku fureysa habab kala duwan oo dakhli ah – oo ka bilaabma dakhliga dayax gacmeedka ka soo gala xayeysiint, dakhliga OTT ee Zee 5, dakhliga ka soo gala xayeysiinta ee YouTube iyo barnaamijyada muusikada kale.

Sallu waxuu go.aan kugaaray markaas kadib inuu hishiis lawada gallo Zee studio maadaama dalabka uurabay ee ka aqbaleen ..Filmka Radhe waxaa ladaawan doonaa ciidul fidriga 2021

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here