bishii lasoo dhaafay waxa soo baxay warar xiiso leh kaaso ku saabsan filimka Sooryavanshi kaaso ay hogaamiye ka yihiin Akshay Kumar iyo atariishada Katrina Kaif halka uu Director ka yahay Rohit Shetty

warar badan aya sheegayaan in Akshay Kumar iyo soo saaraha filimkan Karan Johar ay go’aan ku qaatayn im filimkooda tiyaatarada la saaro 12 bisha soo socota ee April

lakin arintas ma ahan mid rasmi ah oo kooxdan shaaciyen lakin hadda war aan kaso xiganayno shabakada Bollywoodka Hungama aya sheegtay cabsida so wajahday kooxda filimkan kaaso ah inu kordhay kiisaska cudurka Covid 19 kaaso kuso batay gobolka Maharashtra iyadoo laga yaabo dowlada inay dib gobolkas ugu so rido xayiraadihii dhawaan la qaaday waana halkas aas aaska ama tiirka u ah aflaamta Bollywoodka

waxana midan ay keentay inaysan weli qabsan waqti rasmiga ah ee la daawan doono maadaama aysan heli karin daawadayaal uso daawasho tagaan filimkan

Waxay noqon doontaa xaalad sugitaan kale xiliga la daawan lahaa filimkan Qof kasta oo ka tirsan kooxda Sooryavanshi iyo xitaa dhammaan warshadaha ayaa rajeynaya in kiisaska ay yareyn doonaan.

Haddii taasi dhacdo, dowladda Maharashtra ma soo kordhin doonto waddooyinka oo sidoo kale waa ay gogol xaari doontaa dariiqa 100% looga fadhiyo shineemooyinka. Muuqaal cad ayaa soo bixi doona horraanta usbuuca soo socda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here