Home » Box Office » Sadaashii filimka Hichki Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Sadaashii filimka Hichki Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Rani Mukerji filimkeedii Hichki waxaa tiyaatarada la saaray 23-kii Maarso 2018, haatana filimkan gabi ahaanba tiyaatarada wuu isaga dagay.

Hichki ganacsiga uu sameeyay maalintiisa kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadkiisa kowaad iyo cimri ahaantiisa hoos kaga bogo sida shabakada BOI aan kasoo xiganay:

Maalinta kowaad – 3.31 Crore (Trade Figure) waxaana la saaray 975 tiyaatar

Sedexda maalmood ee ugu horeyso wuxuu keenay: 15.35 Crore (Trade Figure)

Todobaadka kowaad wuxuu keenay – 26.11 Crore (Trade Figure)

Cimri ahaantiisa wuxuu ku istagaayaa: 46.12 Crore (Trade Figure)

Natiijadiisa: HIT

Hadaba shaqaalaha shabakada Filimside iyo aqristayaasha ku xiran ayaa filimkaan ganacsigiisa sadaal ka dhibteen maalinta 1-aad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadka kowaad iyo cimri ahaantiisa.

Ma Jiraa Qof Saxay Sadaashada Filimka Hichki: Filimka Hichki sadaashiisa hal qayb kaliya ayaa laga soo saxay waana maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay waxaana saxeen sedex qof.

Sadaasha maalinta kowaad 3.31 Crore (Trade Figure) iyo cidda saxday: Ali Aadan (3 Crore), Naaif said (3 Crore), yusuf Eges (3 Crore),

Sedexda Maalmood Ee Ugu Horeyso 15.35 Crore (Trade Figure) iyo cidda saxday: Cidna ma saxin

Todobaadka kowaad 26.11 Crore (Trade Figure)  iyo cidda saxday: Cidna ma saxin

Cimri ahaantiisa 46.12 Crore (Trade Figure) iyo cidda saxday: Cidna ma saxin

Dhamaan Inta Sadaasha Ka Dhiibatay Hichki Ganacsigiisa Hoos Ayay Ku Xusan Yihiin Magacyadooda Iyo Xogtooda:

Zakarie Abdi (Mogadishu):

Maalinta 1-aad: 2.50 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso:  11.50 Crore

Todobaadka kowaad:  20.50 Crore

Cimri ahaantiisa – 28 Crore

Aadan Muriidi (Sweden):

Maalinta 1-aad: 3.60 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 13.60 Crore

Todobaadka kowaad: 19.70 Crore

Cimri ahaantiisa – 32 Crore

Ali Aadan (Mogadishu): 

Maalinta 1-aad: 3 crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 13 Crore

Todobaadka kowaad: 18 Crore

Cimri ahaantiisa – 25 Crore

Bkr muridi:

Magaca waa bkr muridi jooga sweden
Maalinta koowaad 2.25 crore
Sadexdiisa maalmood 10 crore
Isbuuca koowaad 18
Cimri ahaantiisa 21 crore

MaZCuD vamous:

Waan idin zalamay bahda filmside
Waa moha ADen
Oo ku nool Germany
Zadazhayda waa zidan
MalinTa kopaD 4 crore
SadeXda malmood ee ugu horayZa 12 crore
TodobadKa koobad 20 crore
Cimri ahantiisa 32 crore

hanad:

malintisa kowaad 2.75 cr
seddexdisa malmooD ee ugu horeya 5cr
todobadkisa kowaad 9cr
cimri ahantisa 14cr

Naaif said:

Naa’if said joogo swedan
Malinta 1aad 3 cror
3aad maalin 9.25 cror
Week 1aad 17 cror
Cimri ahaantisa 25 cror

yusuf Eges:

maalinta 1aad 3cr
saddex da maalmod 10cr
todobaadkiisa kowaad 16cr
cimri ahaantiisa 20cr

hashim:

maalinta koowaad 3.55cr sadex maalmod uku horeeso 14 isbuca koowaad 19 cimri ahaantiisa 23

abdi kaafi:

mgacu waa abdi kaafi Mogadishu malintisa 1 aad 3.50 crore sadaxdisa maalmood ee uguhoreyso 10 crore todobadkisa kowaad 16 crore cimrigisa 27 crore Rani mukerji & film keda hichki

Rasla Rrk Raz:

maalinta koowaad 1.5 crore

sidaxda maalin ugu horeysa 9.70 crore

todobaadka koowaad 15.70 crore

cirri ahaantiisa 25.50 crore

Nasiib wacan

Baraawi:

Abdalla sheikh wajir south Kenya.

Malinkiisa koowaad. 1.50 Crore

3-diisa Maalin hore. 10.50 crore

Todobadkisa koowad . 19 crore

Cimri ahaan tiisa . 25 crore

Mahad Hassan:

Mahad Hassan ( Mogadishu )
Maalinta Koowaad: 2.40 Crore
Sadexdiisa Maalmood Ee Ugu Horeeyso 9.50 Crore
Todobaadka Koowaad: 16 Crore
Cimri ahaantiisa – 24 Crore

One Response to Sadaashii filimka Hichki Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

  1. Yusuf Eges

    May 17, 2018 at 12:25 am

    mahadsanidiin dhamaan hawl wadeenada filimside Ramadan Mubarak