Sadaashii filimka Padmaan iyo Qof Ku Guuleesatay Hadii Ay Jirto Aan Isla Ogaano Aqristayaal

Waxaan bilaawnay 7 Febraayo 2018 barnaamij cusub oo mada daalo ah kuna dheehan in la sadaaliyo filimada jilaayaasha caanka ah wadaan marka tiyaatarada la saarayo.

Hadaba sadaashii ugu horeesay waxaan ka wada dhiibanay filimkii Padman ee Superstar Akshay Kumar hogaamiye ka ahaa sidoo kalena Radhika Apte iyo Sonam Kapoor la jileen.

Padman hada tiyaatarada wuu ka dagi rabaa ganacsigiisana wuxuuna ku istagaayaa 80 Crore sida shabakada BOI cadeesay.

Hadaba anagoo tixraaceyno lacagaha BOI soo daabacdo Padman ganacsiga hoose ayuu sameeyay aan isla ogaano:

Maalinta kowaad – 9.81 Crore (Trade Figure) waxaana la saaray 2700 tiyaatar

Sedexda maalmood ee ugu horeyso wuxuu keenay: 39.50 Crore (Trade Figure)

Todobaadka kowaad wuxuu keenay – 62 Crore (Trade Figure)

Cimri ahaantiisa wuxuu ku istagaayaa: 80 Crore (Trade Figure)

Ma Jiraa Qof Saxan Sadaashada Filimka Padman:

Maya ma jiro qof saxay sadaashada filimka Padman maalinta kowaad, sedexda maalmood ugu horeyso, todobaadka kowaad iyo cimri ahaantiisa.

Dhamaanteena qof afarta sadaal hal mid ka mid ah xitaa saxay ma jirto laakiin waan wada dadaalnay saaxiibayaal.

Fadlan hoos ka eeg sadaasha aad dhiibatay ee aad ku saleesay filimka Padman ganacsiga uu sameyn karo waxaana u diiwaan galinay sidii aad u dhiibatay.

Sadaasha Shaqaalaha Filimside Filimka Padman Ka Dhiibteen:

Zakarie Abdi (Mogadishu):

Maalinta 1-aad: 13 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 48 Crore

Todobaadka kowaad: 71 Crore

Cimri ahaantiisa – 120 Crore

Aadan Muriidi (Sweden):

Maalinta 1-aad: 14 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 52 Crore

Todobaadka kowaad: 80 Crore

Cimri ahaantiisa – 119 Crore

Ali Aadan (Mogadishu): 

Maalinta 1-aad: 12 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 49 Crore

Todobaadka kowaad: 75 Crore

Cimri ahaantiisa – 125 Crore

Sadaasha Aqristayaasha Filimside Filimka Padman Ka Dhiibteen:

alfanaan #BZK:

malinta kowaad= 14 crore
sadexda malmod e ugu horeeya= 54 crore
todobadka kowad= 81 crore
cimri ahantisa= 127 crore
wa cabdulxakim muxamed o joga hargaysa

Sumayo ahmed ali:

Maalinta 1 waxuu keenaya 19 cror
Week 70cror
Cimri ahaantiisa 150 cror

Bakarinho.jr:

Magaceyga waa abubakar said jooga dalka Sweden hadaan isku dayo filimka padman lacagaha uu keeni karo
Magaca abubakar said jooga dalka sweden
Maalinata 1aad 14.5 crore
Sadexdiisa maalmood 51 crore
Isbuuca 1aad 81 crore
Cimri ahaantiisa 130 crore

Cabdullahi:

Wa salaamantihin kuli abdullahi cilmi suisse saadasheyda 1 11.core sadaxdiisa malin ugu horeeso 55 kro totbadkisa 85 cimri ahaantisa 130 cro mahadsanidiin

Jabril abdukadir farah:

Asc magacaygu waa jabril oo jooga hamar jajab
Hadan sadaaliyo waa
Maalintiisa 1aad 13 corer
Sedexdiisa maalin ugu horeesa 46 corer.
Week 1aad 130 corer
Cimri ahaantiisa 192 corer Mahadsanid

Asad Mohamed Ahmed:

Asad Mohamed Ahmed

Maalinta 1-aad: 15 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 55 Crore

Todobaadka kowaad: 90 Crore

Cimri ahaantiisa – 150 Crore

shucayb cabdi habiib

maalin kobaad 12croce sadeda maalmood ee ugu horeysa 47 croce asbuuxisa koobad 79 cimri aahntiisa 105 croce

Ayuub ganeey joogo mogadisho dharkeynley

Maalinta kowaad- 14 crore
Sadexda maalin ugu hireyso 58crore
Isbuuciisa kuwaad -91crore
Cimri ahaantiisa 157crore

Abdirisak Abdirahman

Aragtidayda maalinka kowaad 18 Crore. Saddexdiisa cisho ee ugu horraysa 46 Crore . Cimri ahaantii 109 Crore

hanad

malintisa kowaad 16 crore
seddexisa malmood 53 crore
tobadkisa kowaad 84 crore
cimri ahantisa 119 crore
IGA rali ahada marki hore todobadka kowaad ban ka tagay post i xisabiya

Cabdiraxman maxamed:

Jooga GAROWE

malintiisa 1aad: 14 crore
sadexdiisa maalin ee hore: 52 crore
todobaadkisa 1aad: 90 crore
Cimri aantisa: 145 crore

ahmed sheelare

ahmed sheelare south afrika aniga sadaaasheyda
maalinta 1aad 16 crore
sadaxda maalin ugu horeyso 65 crore
cimri ahaantiisa
135 crore

Mohammed Famous

Dhaman bahda filmside waan idin zalamay
Magacaygu waa Mohammed aden hirsi
Waxan ku nolahay Germany
Sodashayda
MaalinTa koobad 18 crore
Sadexda maalmod ee ugu horaysa 79 crore
Todobadkisa kobad 102 crore
Cimri ahantiisa 166 crore
Mahadsanidin

Ahmed Haji Aden

Asc shaqalaha iyo inta web kan ku xiran
malinta 1aad 18crore
3da malin ee ugu horeso 48crore
tabaadkisa 1aad 88crore
cimri ahantisa 202crore
wuxu ku biri donaa
200clubs
wa sidan qiyaasayo la’arki donee sidey  noqdan
99% aniga sixi dono sadaaasha
adinkane Nasiib wacan

Mahadsanidin

Sorry mesha an jogo ayan idinka ilobay waxan joga
Kenya,Nairobi

muttalip

maalinta 1aad 15 crore
saddexda maalmood ugu horaYso 56 crore
todobaadka 1aad 100 crore
cimri ahaan tiisa 142 crore.

akshay kumar

Asc.w.w padman malintiisa kowaad 15 crore
3diisa maalin ugu horeeso 59 total 126
Salman Mohamed

Yusuf

magacaygu waa Yusuf ali
waxan jooga Burco
fikradeyda
maalinta koowad 14 core
3 sadexd maalin ee hore 58 core
week 84 core
cimri ahaan tisa. 122core

siciid cali cige

maalinta kowaad 15core
saddexda maalmood ee ugu horaysa 58core
7kowaad 85core
cimri ahaana 135core
siciid cali hargeisa jooga

Xasan Ali

Magacaygu waa Xasan Ali oo Joogo Addis Ababa …..malinta 1aad 14 crore..3da malmood ugu horaysa 50 crore …a week 82 crore …cimri ahaantiisana..132 crore

junuun

waalinta koowad 12cr
sedex maalin 45cr

week1 75
cimri ahantiisa 115ce
finland

Baraawi

Abdalla sheikh. Wajir south Kenya.

Day–1. 16 crore
Day-3. 60 crore
Week1. 95 crore
Total India Collections. 130 crore.

Koshin

Koshin MN.
Ku noool Sweden
Maaalinta kowaaaad qiyaaaaas ahaaaan 15cr
3 maaalin ooo ugu horysa 54cr
Week kowaaaad 78cr
Cimri ahaaantiiisa 130cr
Mahadsanidiiin

Cabdisalaan

Magacaygu waa cabdisalan oo jooga swedan

Day 1= 13 First 3days = 59
First week = 92
Total India collections= 134.3

Mahad osman

Asc magaca mahad osman joga Germany malintisa kowaad 28cr 3malin 75 cimri ahaan waa 190

hashim

dhamaan filimside waa idin salaamay magacegu waa hashim jooga south Africa qiyaasteda
maalinta koowaad 12crore sadexda maalin uku horeeso 55 isbuuciisa koowaad 81 cimri ahaantiisa 111
thnkz bahda filimside

abdi axmed

maalinta koowaad 16 crore
3 maalmood ee u horeeya 49
todobaadkiisa koowaad 87
cimri ahaantiisa 129
nasiib wacan akshey.
waa cabdi axmed oo jooga burco.

abdi kaafi

magacaygu waa abdi kaafi ahmed oo jogo mugdisho qiyastayda maalinta 1 aad 14 corre sadaxdisa maalmood ee ugu horayso 44 corre todobadka kowaad 75 corre cimrigisa 116 corre

ismail abdullahi

ismail Abdullahi oo jooga Berbera Maalinta 1aad 15-crore Sedexdiisa maalin ee ugu horeysa 51-crore Todobaadkiisa kowaad 74-crore cimri dhamaadkisana 129 crore Mahadsanidiin Filimside

Irshaaaad

Waa Irshaad Aftin joogo (Kenya)
Maalnta 1aad 15crore
Sedexdiisa maalmood 80.5Crore
Cimri ahaantiisa 137crore
Mahadsanid Zakariye abdi aaad ayaan adiga kutaageeraa

liefstyle

magaceega wa abdullahi oo jooga holland ada sadaa sheda dhiibto wexe ila tahay
maalinta koowad:17 core
3 malmood ugu horeeyso:55
week 1:111
cimri ahaantisa:170

Waa Cali Capdi Maxamed

waa AniGa Oo JooGa BaqDaaD

Maalinta 1-aad: 14 Crore
Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 49 CroreTodobaadka kowaad: 72 CroreCimri ahaantiisa – 122 Crore

Junnaid Hassan Ali

Magacaygu waa Junnaid Hassan Ali oo jooga Bosaso wxaan fikirkeyga ku dhiiban in padman uu soo xareen doono:
Maalinta koowaad: 18 Crore
Sadexda Maalmood: 63.75 Crore
Tobaadka koowad: 91.5 Crore
Cimri ahaantiisa: 137.23 Crore

Shabcaan maxamed suudi

Malinta kowaaad 13
Sadex da Cisho eee Hore 51
Cimiri Ahaaantiiisa 128

abdirahman mahdi

malinta 1 15crore sexda maalin ee ugu horeeso 53 sbuusica1 93 cimri ahaantiisane 138

ismaail

bahda filimside waa idin salaamay
magacaygu waaa ismail oo jooga soomalia
maaalinta kowaad: 17crore
3maalmood ee uhoreeya: 59crore
week1: 94crore
cimri ahaantii :150crore

Rudwaandxt

Waan salamayaa bahda filimside iyo akhristayaasha sida fican uga hawlgalaya magacaygu waa guuleed (oo jooga hargaysa) hadii aanfikirkayga kadhiibto waa malinta (18 crore) sadexdiisa maalmod ee uguhoreeya (60 crore) isbuucisa ugu horeya 101 cimri ahaanti (203 crore)

rashid

magacaygu waa Abdirashid jooga magaalada burco
malinta 1, 17crore seddexda malmod 64crore Cimri haantiisana 150 crore

taakuleeye

maalinta kowaad:10.5crore sadex malmood: 47 crore cimri ahaantiis: 113crore

Axmett Abdirohman

Hadan isku DaYo
Malinta kowaad 13.0 crore
saddexda Malmood e uhoraysa 78.0 Crore
Cimri ahantisa 150.0 crore
waxan Joga Borama
Name Axmett

da zilva

magacaygu waa clcasis
malinta kopaad 15 ilaa 18
sadexda maalmood ugu horeeya 40 ila 45
wiiga koopad 70 ilaa 75
cimri ahaantiis 130 ilaa 140

Ayuub

Magaca waa ayuub oo joogo muqdisho Maalinta kowaad 18 crore Saddex maalin ugu horeeso 71 crore cirmi ahaantiisa 130 core

naasir

wa A/naasir joga South Africa

malinta kowad 12 crore

sadax malmod ugu 45 crore

todabaadka kowaad. 71.5 crore

cimri ahaantisa 111 crore

Cali Axmed Mogadishu

Maalinta 1aad 14.2 crore
Saddexda malmod 50 crore
cimri ahantisa 109 crore

yusuf Ahmed

maalinta kowaad=18 core
3cisho ee ugu horeeya= 53
isbuuca kowaad= 82core
cimri ahaan tiisa= 117core

Axmed saleeban cali

Axmed Saleebaan (Garowe)

maalinta 1aad 14 crore

saddexdisa maalin ee hore 57 crore

Isbuuca koowaad 85 crore

Cimri ahaantiisa 118 crore

Jama L eo

Malinta 1aad 15.3 crore
3da Maalmod e ugu horaysa 49.1crore
Tobaadka 1aad 92.6 crore
Cimri Ahaantisa 136.8 crore

Roman King

maalinta Koowaad 12 Crr Ayuu Keenaya
3maalin Ugu Horeeso 48cror
Isbuuci 85 cror
cimri ahaantisa 135 Cror Ayuu Kenayaaa Brk

suldann

malinta kowaad 44
3 malin e ugu horaYsa 145
isbuuca1 195
cimri ahaantii 226

Mahad Hassan

Mahad Hassan Ali joogo ( Addis Ababa )
Maalinta Koowaad – 11 Crore
Sadex Maalmood Ee Ugu Horeeyso – 49 Crore
Todobaadkiis Koowaad – 77 Crore
Cimrihaantiisa 122 Crore

Aaarif

maalinta koowaad 13.5crore
sedexda maalin ugu horeysa 48crore
isbuucisa kowad 70crore
cimri ahaantiisa 123 crore

Shaacir lord of Bari

magacaygu waa shaacir waxan jooga bosaso
maalinta 1:13 crore
3maalmod ee ugu horaysa:55 crore
tobaadka kowaad lacagaha uu kenayo: 110 crore
cimri ahantiisa: 140 crore

mustaf ozil

Aniga Oo jooga (Beydhabo)
maalinta 1aad 16 crore
Sexda Maalin ee Ugu Horeysa 58 crore
Isbuuca 1aad 95 Crore
cimri Ahaantiisa 135 Crore

Mowlid mxmed

Mowlid mxmed joga south africa johznsbeg malinta 1aad 8crore week 1aad 30crore come ahantisa 140 come

Mohamud muriidi

Mohamud muriidi. ( india,new delhi )
Maalin koowaad 15,5 crore
Sedaxda maalin 62 crore
Isbuuca koowaad. 96 core
Cimri ahaantiis. 136 crore

daauud jaamac jooga puntland

maalinta 1aad… 12crore
3maalmood…… 40crore
todobad…….. 68crore
cimrigiisa…….104crore

Mohamed abdullahi mohamed

Maaalinta 1aad:14core
Saddexdiisa Maalin:51core
Toddobaadak Ugu Hoerrya:76core
Gebi ahaantiisa.125core.

Mohamed hassan

mohamed hassan oo jooga hargeisa
maalinta kowad 12.7 crore
sadexda malmod 48.7 crore
week uhoreya 97.5 crore
cimri ahaan 146 crore