Home » Box Office » Sadaashii filimka Raid Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Sadaashii filimka Raid Iyo Saaxiibada Saxeen Ama Ku Guuleesteen Aan Isla Ogaano

Superstar Ajay Devgn filimkiisa Raid waxaa tiyaatarada la saaray 16-kii Maarso 2018, haatana filimkan gabi ahaanba tiyaatarada wuu isaga dagay.

Raid ganacsiga uu sameeyay maalintiisa kowaad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadkiisa kowaad iyo cimri ahaantiisa hoos kaga bogo sida shabakada BOI aan kasoo xiganay:

Maalinta kowaad – 9.45 Crore (Trade Figure) waxaana la saaray 3250 tiyaatar

Sedexda maalmood ee ugu horeyso wuxuu keenay: 38.63 Crore (Trade Figure)

Todobaadka kowaad wuxuu keenay – 59.86 Crore (Trade Figure)

Cimri ahaantiisa wuxuu ku istagaayaa: 98.50 Crore (Trade Figure)

Natiijadiisa: HIT

Hadaba shaqaalaha shabakada Filimside iyo aqristayaasha ku xiran ayaa filimkaan ganacsigiisa sadaal ka dhibteen maalinta 1-aad, sedexda maalmood ee ugu horeyso, todobaadka kowaad iyo cimri ahaantiisa.

Ma Jiraa Qof Saxay Sadaashada Filimka Raid: Filimka Raid sadaashiisa hal qayb kaliya ayaa laga soo saxay waana maalinta kowaad ganacsiga uu sameeyay waxaana saxeen ilaa todobo aqristayaal.

Sadaasha maalinta kowaad 9.45 Crore (Trade Figure) iyo cidda saxday: Naif Said (9.25 Crore), hashim (9 Crore), moha Aden (9 Crore), Abdiradhid (9 Crore), ahmed haji aden (9 Crore), Mohmd ali (9 Crore), zakariye (9 Crore)

Sedexda Maalmood Ee Ugu Horeyso 38.63 Crore iyo cidda saxday: Cidna ma saxin

Todobaadka kowaad 59.86 Crore  iyo cidda saxday: Cidna ma saxin

Cimri ahaantiisa 98.50 Crore iyo cidda saxday: Cidna ma saxin

Dhamaan Inta Sadaasha Ka Dhiibatay Raid Ganacsigiisa Hoos Ayay Ku Xusan Yihiin Magacyadooda Iyo Xogtooda:

Zakarie Abdi (Mogadishu):

Maalinta 1-aad: 8.50 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso:  30.50 Crore

Todobaadka kowaad:  39.50 Crore

Cimri ahaantiisa – 70 Crore

Aadan Muriidi (Sweden):

Maalinta 1-aad: 7 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 25 Crore

Todobaadka kowaad: 40 Crore

Cimri ahaantiisa – 70 Crore

Ali Aadan (Mogadishu): 

Maalinta 1-aad: 7 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 28 Crore

Todobaadka kowaad: 38 Crore

Cimri ahaantiisa -65 Crore

Bkr muridi:

Bakarinho jr jooga swden
Maalinta 1aad 10 crore
Saddexdiisa maalmood kowaad 35 crore

Todobaadka koowaad 48 crore
Cimri ahaantiisa 75 crore

hashim:

maalinta koowaad 9crore sadex maalmod uku horeeso 32 isbuca koowaad 43 cimri ahaantiisa 89

hanad:

malinta kowaad 6crore
3malmood 21
todbadkisa kowaad 33
cimri ahantisa 64

MaZCuD vamous:

Waan idin zalamaY bahda film side
Magacayga moha Aden
Waxan Ku nolahay Germany
Malinta kopad 9 crore
3 maalmod ee ugu horayzo 22 crore
Todopadka kopad 38 crore
Cimri ahantisa 75 crore

Rashid:

magacaygu waa Abdiradhid jooga togdheer gaar ahaan burco saadaashaydu waa
malinta1 9crore
seddexda malin 36crore
todobadka kowad 54crore
cimri ahantiza 84crore

Elminoble:

Maalinta duritaanka 6crore
isku darka weekendka 28 crore
todobaadka koowaad 55
lifetimeka 76 crore

Roman king:

Maalinta Koowaad 7.50
Sadaxdiisa maalin Ugu horeso 25 cror
Tofobaadka Koobaad 35
Cimri Ahaantisa 68 carot

Cabdi Maalik gees cadde:

Cabdi Maalik Gees cadde Jooga MUQDISHO
Maalinta koowaad 6 crore
Sexda Maalin ugu horeeso 25 crore
Todobaad 39 core
Cimrigiisa 72 crore

Ayuub ganeey mogadisho:

Fikimka Raid maalinta kowaad 11.25 crore
Sadexda maalin ee ugu hoteesa 34.75 crore
Todowaadka kowaad 59 crore
Cimri ahaantiis 95 crore

xaashi:

filmka Raid malinta kowad 12 crore
sadexda malin ugu horeso 45 crore
todabaadka kowwad 80 crore
cimri ahantisa 125 crore

junuun:

junuun finland
maalinta 1aad 10cr
sedexda maalin 35cr
asbuuca 1aad 50cr
cimrigiisa 85cr

ahmed haji aden:

asc waxan Nairobi, Kenya.
malinta 1aad 9crore
first weekend 35crore
first week 55crore
cimri ahantisa 85crore

Rudwaandxt:

Guuleed oo joga HrgaysA malinta kowad 12 cro sedexda malmod ee ugu horeya 16 cro todobadka hore 39 cro cimri ahaanti 76 cro

Mohamud Muriidi:

Mohamud Muriidi ( New Delhi )

Maalinta 1-aad: 8 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso: 26 Crore

Todobaadka kowaad: 38 Crore

Cimri ahaantiisa – 74 Crore

Yusuf Eges:

maalinta 1aad= 6crore
saddex da maalmod= 17crore
isbuuca kowaad= 28crore
Cimri ahaantiisa=67crore

shucayb cabfi xabiin:

maalinta 1 : 8 croce

sadexdiisa maalmood 3 : 55 croce asbuucisa 1: 80 cimri ahaantiisana: 112 croce

Mohmd ali:

Mhamedoo joga hargeisa sadasaha waa
Malint kowad 9 cror
Sad3xda malin 28
Week 1aad 50 crore
Isugyn 87

Jabril abdukadir farah:

Jabriil oo jooga Mogadishu gaar ahaan degmada hamar jajab
Sadaasha waa

Maalintiisa 1aad 8 corore
Sedexdiisa maalin ugu horeesa 29
Week1aad 52 corore
Cimri ahaantiisa 78 corore

Sharma’arke siyaad(China):

Maalinta koowaad 6 sedexda maalin 25 todobada koowaad 35 cimra ahaantiisa 75

abdirahman:

malinta1aad 6.75 crore 3 Malin ee ugu horeeso 26 isbuucisa 1àad 39 cimri ahaantiisane 67

Baraawi:

Abdalla sheikh wajir south Kenya.

Malinkiisa koowaad. 6 crore
3-diisa Maalin ee hore. 28 crore
Todobaadkiisa koowaad. 35 crore
Cimri ahaan tiisa. 60 crore

zakariye:

maalinta koowaad 9corr
3bari uu horysa 31 crrr
asbuucisa u hooreeya 54
cimri ahaaantiisa 85 crr

abdi kaafi:

magacu waa abdi kaafi kunol Mogadishu filmka Raid maalinta koowaad 6.50 crore sadaxdisa maalmood ee hore 13 crore todobadkisa koowaad 24 crore cimrigisa 48 crore

Naaif said:

Naaif said
Malin 1 9.25 cror
3 Maalin 29 cror
Cimri ahaantiisa 85 cror

cabdirashiid axmed:

cabdi axmed oo jooga burco saadaashayda filimka raid ee aktarka aan taageero ajey.
maalinta 1 aad: 12 crore
saddex maaalin: 46 core
todobaadkiisa 1aad: 71 crore
cimri ahaantiisa: 93 crore

Haaruun ( Dollow Somalia ):

Maalintiisa kobaad 7.50 Crore
Sadexdiisa maalin ee uguhoreyso 28 Crore
Todobaadkiisa koobad 38.75 Crore
Wadarta guud wuxuu keeni doonaa 69 Crore