Govinda waxa uu ka mid ahaa aktarada laga dambeeyay 90s madaama sunny doel uu Taageerayaasha kusoo jiidan jiray doorkiisa actionka ah halka Shah rukh khan uu dadka kusoo jiidan jiray doorkiisa dareenka jaceylka ayaa uu govinda dadka kusoo jiidan jiray shactiro xad-dhaaf leh iyo weliba dance heer sare ah

laakiin aktarkan waxa uu ku jiray waayo fiican taaso ugu dambayn uu gacantiisa ku bur-buriyay maanta waxan ku hayaa 3 arrin kaaso ku horseed u aha bur-burka aktarkan

Ma Ahan Qof Waqtiga Dhowra

waxaa loo yaqaanay 90s king of comedy isagoo sameeyay dhawr aflaamood oo hit ah laakiin markii dambe uu lugta la galay flops midaas waxaa ka daran aktarkan waxa uu yahay shaqsiga ugu dambeeya ee yimaada goobta duubista filimka ay ka socota waana mid mar walba soo daaha oo aan ku imaanin waqtiga la balamiyay

Dagaalkii U La Galay Director David Dhawan

aflaamta badaana ee guuleystayn uu hogaamiye ka yahay aktarkan waxaa director ka ahaa david dhawan waana mid hormuud u ahaa guulaha aktarka Govinda

ka dib markii uu Govinda siyaasada kasoo laabtay waxa uu la  dagaalay director david dhawan markaaso govinda uu bilowday hoos u dhiciisa ugu weynaa hadda david dhawan waxa uu govinda ku badashay wiilkiisa Varun dhawan

Ma Ahan Mid Xooga Saara Jir-Dhiska

arinka sadexaad ee Govinda dhulka la galay waa inuu aktarkan marna uu ku fikrin inuu xooga saaro inuu dhiso jirkiisa madaama mar walba uu u muuqdo mid isku dhax-dhacay sidoo kalena waa mid da’diisa sii weynaatay

isagoo leh hal qaab kaaso bilow 90s ilaa iyo hadda waana mid uu kaga haray aktarada ay isku xilliga ahaayeen sida Salman khan, Shah rukh khan, Amir khan, Ajay devgan Akshay Kumar iyo aktaro kale oo badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here