Salman khan waa aktarka xiligan ugu awoodda badan bollywoodka sidoo kalena waa boqorka boxx office ka isagoo caadi ay noqotay in aflaamtiisa 100 crore ay kasara maraan

Salman khan hadda waxa uu jiraa 53 sano laakiin uma muuqda inuu intaas gaaray midaaso u sabab ah jimicsiga iyo almiitada uu maalin walba sameeyo iyadoo kaliya ay intaas ka saacidin inuu muuqaalkan yeesho

waxaana sababta kowaad laga dhigay raashinka uu maalin walba cuno salman khan ka hor inta uusan almiito sameenin waxa uu cabaa biyo kulul oo lagu dhex katriyay liin ka dib quraac ahaan waxa uu u cunaa afar ukun weliba nooca biyaha lagu kariyay iyo waxa uu cabitaan ka dhigtaa galaas caano ah

sida la sheegay Salman khan waxa uu qado ahaan u cunaa qudaar afar maalin oo usbuucii ka mid ah iyadoo sadex maalin soo hartay uu aktarkan cuno raashinka koonfurta hindiya uu aad u jecel yahay

iyadoo habeenkii uu casho ahaan u cuno dooro iyo khudaarta nooca ansalaatada la yiraahdo waxaana la sheegay in salman khan maalin walba raashin uu cuno ay ku baxdo lacag dhan 10 kun oo rupes dollar ahaan waa 150 dolar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here