
Megastar Salman Khan fanka Hindiya wuxuu kusoo biiray sanadii 1989 wixii markaas ka dambeeyay marnaba gadaal masoo fiirinin haatana waa Superstar-ka Bollywood-ka ugu awooda badan sidoo kalena 10-ka sano aan kasoo gudubnay awoodiisa cid la tartantay la waayay. Haddaba waxaan idiin heynaa 5-sano kasto Salman Khan filimada HIT dhameestiran u noqdeen waayihiisa fanka Hindiya ama Bollywood-ka ku xeen daaban 31-sano:
1988 – 1992 (5-sano ugu horeesay waayihiisa fanka)
1. Maine Pyar Kiya – All Time Blockbuster
2. Saajan – Blockbuster
3. Sanam Bewafa – Super Hit
4. Baaghi – Hit
1993 – 1997:
1. Hum Aapke Hain Koun – All Time Blockbuster
2. Karan Arjun – Blockbuster
3. Jeet – Super Hit
4. Judwaa – Hit
1998 – 2002:
1. Hum Saath Saath Hain – Blockbuster
2. Biwi No. 1 – Super Hit
3. Pyar Kiya To Darna Kya – Super Hit
4. Hum Dil De Chuke Sanam – Hit
5. Dulhan Hum Le Jayenge – Hit
6. Bandhan – Hit
2003 – 2007:
1. Partner – Super Hit
2. No Entry – Super Hit
3. Mujhse Shaadi Karogi – Hit
4. Baghban – Hit
2008 – 2012:
1. Dabangg – Blockbuster
2. Ek Tha Tiger – Blockbuster
3. Bodyguard – Blockbuster
4. Dabangg 2 – Blockbuster
5. Ready – Blockbuster
6. Wanted – Hit
2013 – 2017:
1. Bajrangi Bhaijaan – All Time Blockbuster
2. Sultan – Blockbuster
3. Tiger Zinda Hai – Blockbuster
4. Kick – Blockbuster
5. Prem Ratan Dhan Payo – Hit
2018 – 2022: ?
Sida xogta sare ka muuqato 5-sano ugu dahabisan ee Salman Khan soo martay waa intii u dhaxeesay 2008 ilaa 2012 asigoo mudadaas sameeyay 6-filim HIT dhameestiran noqdeen oo 5-ka mid ah Blockbuster noqdeen. Sidoo kalena 5-sano kale ee u dhaxeesay 1998 ilaa 2002 wuxuu sameeyay 6-filim HIT dhameestiran noqdeen.
F.G: Filimada Sanad Bewafa iyo Baaghi keedkii hore BOI waxaa ugu diiwaan gashan inay kala yihiin Super HIT iyo HIT sidaa darteed xog ahaan lama sixin balse waan u xisaabinay Salman Khan madaama xogtii horeba HIT loogu xisaabiyay filimadan waxay u badan tahay marka lasoo Update gareeyo inay darajadooda heesan doonaan.