Home » Nolosha Jilaayaasha » Salman Khan “Dagaalka Jaceylka Ayaa Ka Wanaagsan” (Tolow Katrina Miyuu Sooceshan Rabaa)

Salman Khan “Dagaalka Jaceylka Ayaa Ka Wanaagsan” (Tolow Katrina Miyuu Sooceshan Rabaa)

Mega Star Salman Khan kaaso bishaan filmkisa xiga ee Tiger Zinda Hai la daawan doono ayaa leh ma fiicno dagaalka marwalba waxaa wanaagsan jaceylka.

Xidigaan oo filmkiisa Action iyo jaceyl isku dhexjira ah ayaa leh door ahaan jaceylka ayaa wanaagsan marwalba in  la sameyo.

“Ma wanaagsana in la is dagaalo (Film dagaal ah la sameyo marwalba) ee waxaa wanaagsan marwalba in jaceyl la sameyo.”

Xidigaan ayaa hadalkaas kasoo yeeray wuxuuna rabaa doorar jaceyl ah inuu sameyo, filmka TZH waxaa la daawan doona 22 bishaan Dec waxaana Sallu la hogaamin doonto Katrina Kaif waana qeybta labaad Blockbuster kii 2012 la daawaday ee Ek Tha Tiger.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *