Home » Nolosha Jilaayaasha » Salman Khan Iyo Doorkisa Sikandar Aragtiyada Kala Duwan Ee Laga Dhex Helay Goos Gooska Race 3 (+Sawiro)

Salman Khan Iyo Doorkisa Sikandar Aragtiyada Kala Duwan Ee Laga Dhex Helay Goos Gooska Race 3 (+Sawiro)

Goos Gooska Race 3 wuxuu noqday mid xiiso leh isagoo kamid noqday goos goosyada aflaamta Bollywodoka ugu xiisaha badan sanadkaan 2018.

Salman ayaa filmkaan kujilaayo doorka Sikandar ee xarakada badan sida aan ka aragnay goos gooska waana mid heer sare ah oo markale Salman taagerayaashisa kaga yaabsan doono.

Hadaba waxaa la isku soo aruuriyay sawiro kala duwan oo laga soo bandhigay doorkisa Sikandar ayadoo laga dhex helay goos gooska filmkaan la daawan doono ciidul fidrigaan.

Halkaan Hoose Ka Daawo Sawiro U Gaar Ah Salman Khan Iyo Doorkisa Filmka Race 3:

salman

salman-1

salman-2

 

salman-3

salman-4

salman-6

salman-8

salman-9

salman-10

salman-12

salman-13

salman-14