Super Star Salman Khan Iyo boqaradii 90-kii laga danbeyn jiray ee karisma Kapoor waxay ahaayeen labo lisku tala Galay filim walbana ay isla sameeyaan soo jiidasho dheeraad ah ku muujiyaan.
Salman Khan Iyo Karisma Kapoor waxay ka wada shaqeeyeen 9-filim filimaantooda ugu caansan waxaa ka mid ah , Dulhan Hum Le Jayenge, Hum Saath Saath Hain, Biwi No. 1, Judwaa, Iyo Andaz Apna Apna Salman iyo karisam waxay ahaayeen labo guusha saaxib la ah waqtigaas filim walbo ay sameeyaan 60% guul weyn ayuu gaari Jiray.
Salman Khan Iyo karisma Kapoor filimkooda koowaad wuxuu ahaa Jaagruti 1992 filimkooda u danbeeyay wuxuu ahaa Chal Mere Bhai 2000.
Fadlan hoos kaga bogo Salman khan Iyo karisma Kapoor Inta Filim Ay Isla Sameeyeen Iyo Natiijada Uu Gaaray.
Jaagruti (1992) Natiijadiisa Flop
Nishchaiy (1992) Natiijadiisa Flop
Andaz Apne apne (1994) natiijadiisa Flop
Jeet (1996) Natiijadiisa Super Hit
Judwaa (1997) Natiijadiisa Hit
Biwi No.1 (1999) Natiijadiisa Super Hit
Hum Saath Saath Jain (1999) Natiijadiisa Blockbuster
Dulham Le Jayenge (2000) Natiijadiisa Hit
Chal Mere bhai (2000) Natiijadiisa Flop
Aqriste filimaanta ay isla sameeyeen Salman Khan iyo karisma kapoor Filimke ayaa ugu jaceshahay…