Home » . » Salman Khan Iyo Katrina Kaif Oo Airport-ka Sawiro Looga Qaaday Xili Ay Kusoo Laabteen Gudaha Mumbai (+Sawiro)

Salman Khan Iyo Katrina Kaif Oo Airport-ka Sawiro Looga Qaaday Xili Ay Kusoo Laabteen Gudaha Mumbai (+Sawiro)

Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif ayaa ku sugnaayeen dalka Greece ayagoo ku guda jiray duubista filimkooda Tiger Zinda Hai.

Salman Khan iyo Katrina Kaif ayaa dalka Greece u joogay duubista hees jaceyl ah oo ku jirto filimkooda TZH oo director ka yahay Ali Abbas Zafar.

Salman iyo katrina ayaana ugu danbeyn soo gaba gabeeyay dhamaan duubista filimkaan u haray haatan waxaa la wada sugi doona xiliga lasoo bandhigi doono goos gooska filimka.

Sallu Bhai ayaa isku diyaarin doona duubista filimkiisa weyn Race 3 oo goor dhow la bilaabi doono waxayna isla jilaayaan Bobby Deol iyo jilaayaal kale.

Dhinaca kale Katrina Kaif nasasho uma yaalo maadaama ku guda jirto duubista filimada Thugs Of Hindustan iyo filimka SRK cilinka ku matalaayo.

Fadlan hoos ka daawo sawirada Airport-ka looga qaaday Salman Khan iyo Katrina Kaif.

salman-and-katrina-spotted-at-airport-on-27-10-2017,-pics-yogen-shah--(3)

salman-and-katrina-spotted-at-airport-on-27-10-2017,-pics-yogen-shah--(4)

salman-and-katrina-spotted-at-airport-on-27-10-2017,-pics-yogen-shah--(7)

salman-and-katrina-spotted-at-airport-on-27-10-2017,-pics-yogen-shah--(8)

salman-and-katrina-spotted-at-airport-on-27-10-2017,-pics-yogen-shah--(10)

salman-and-katrina-spotted-at-airport-on-27-10-2017,-pics-yogen-shah--(11)

 

5 Responses to Salman Khan Iyo Katrina Kaif Oo Airport-ka Sawiro Looga Qaaday Xili Ay Kusoo Laabteen Gudaha Mumbai (+Sawiro)

  1. Maria

    October 27, 2017 at 6:12 pm

    Dalka Greece surwal lagama helo miyaaaaaa

    • Farah J

      October 27, 2017 at 7:50 pm

      Kkkkkkkkk, May baan filaaya …..kkkkk

  2. Mohamud

    October 27, 2017 at 7:33 pm

    Kkkkkkkkkkkkkk

  3. Cabdi maalik gees cadde

    October 27, 2017 at 10:47 pm

    Run ahaantii salman iyo katrina xiriirka wngsn iyo xushmada ka dhexeeso labadaan wey isku fcnyihiin inay isguursadaan salman na doobnimada haka boxo aya kula talin lahaay hadaa arki lahaay

  4. sunil

    October 28, 2017 at 2:15 am

    Katrina kaif surweel la. Aaan baa haysa ani may ii timaado surwelkayga sin lahaa ama macawistyda hhhhhhh