Home » . » Salman Khan Iyo katrina Kaif Oo Qalbiga Kaaga Xadi Doona Heestooda Dil Diyan Gallan (+Video)

Salman Khan Iyo katrina Kaif Oo Qalbiga Kaaga Xadi Doona Heestooda Dil Diyan Gallan (+Video)

Waxaa daqiiqo ka hor lasoo bandhigay heesta labaad ee lawada sugaayay Dil Diyan Gallan, ee ku jirto filimka Tiger Zinda Hai oo hogaamiyaal ka yihiin Salman Khan iyo Katrina Kaif.

Mega Star Salman Khan iyo Katrina Kaif qalbiga ayay ka xadi doonan markaa daawado heesta jaceylka Dil Diyan Gallan oo si heer sare loo sameeyay waana hees jaceyl dagan oo ka heli doonto.

Filimka Tiger Zinda Hai waxaa la daawan doona 22 December waana filimka ugu hadal heynta ee bollywood-ka sanadkaan la imaadaan waxaana director ka ah Ali Abbas Zafar.

Macluumad ku saabsan heesta Dil Diyan Gallan

Song: Dil Diyan Gallan

Singer: Atif Aslam

Music: Vishal and Shekhar

Lyrics: Irshad Kamil

Fadlan hoos ka daawo heesta Dil Diyan Gallan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *