Mega Star Salman Khan waa mid kamid ah xidigaha ugu caansan India waana shaqsi fanka Hindiya heer sare ka joogo maanta.

Sallu waxaa aabo u ah halyeeyga weyn ee Saalim Khan waana jilaa iyo qoraa weyn oo aflaamta qora sido kale Salman waxaa la dhashteen labo wiil iyo labo gabdhood kuwaaso la kala dhaho Arbaaz Khan, Sohail Khan, Arpita Khan iyo Alvira Khan Agnihotri Sallu hooyadiisa waxaa lagu magacaaba Sushila Charak.

Sawirka kor kuxusan waa Salman oo oo la taagan aabihis iyo walalkiisa Arbaaz halka midka hoosana uu la fadhiyo isla Arbaaz Khan kaasona taagerayashaan Sallu u muujinayaan in sawirkaan yahay sawir xasuus leh qaasatan midka ay taaganyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here