Maanta waxay ku beegantahay maalinta Diwali-ga la sheego waana maalin dadka hinduuga ah ciid ay u tahay sanad walba maanta oo kale si weyn ayeena u dabaal dagaan waxayna galinka hore ku mashquulaan arimo diintooda u gaar ah iyo ducooyin halka galinka dambe ilaa 2-da maalmood oa dambeysa feestooyin iyo dabaal dagyo waaweyn ah sameestaan.

Waana xili daqli badan uu soo galo Bollywoodka maadama fasaxyadan waaweyn dadka odhan tiyaatarada soo aadayaan midaasna waa faaidada Bollywood iyo Koonfurba hadaba xalay waxaa aqalkiisa xaflad kudhigtay qarash gareeye Bhushan Kumar.

Waxuu ku casuumay xidigo badan oo katirsan Bollywoodka sida Salman Khan, Kartik Aryan, Rajkumar Rao iyo kuwa kale oo badan weyna kasoo qeyb galeen sawiro ayaa laga soo qabtay xidigahan.

Maadama sawir qaadayaal meesha joogeen ayaagoo sii galayaan aqalka casuumaada xafladana ka qeyb galayaan ayaa sawiradan laga soo qabtay hoos ka daawo Salman iyo xidigo kale oo Diwali u dabaal dagayaan…

Diwali 2019: Salman Khan, Kartik Aaryan, Rajkummar Rao and other B-town celebs sparkle at Bhushan Kumar's party

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here