Home » Nolosha Jilaayaasha » Salman Khan Marnaba Kuma Qanacsano Gabdhaha Uu Saaxibada La Yahay (Lulia Iyo Katrina) Inee Saxaafada Ku Sawirto (+Sawiro Marqaati Ah)

Salman Khan Marnaba Kuma Qanacsano Gabdhaha Uu Saaxibada La Yahay (Lulia Iyo Katrina) Inee Saxaafada Ku Sawirto (+Sawiro Marqaati Ah)

Mega Star Salman Khan waa shaqsi muran iyo dood aan jeclen wuxuuna rabaa si degen inuu kusocdo sidaa awged marnaba kuma qanacso in saxaafada ay sawir ka qaadan asiga iyo gabdhaha uu saaxibka la yahay.

Sidaa awged xidigaan aad ayuu udhibsada marka kuwa sawir qaadayaasha kusoo xoomaan oo ay sawiro ka qaadanayaan marka uu la jiro Lulia ama Katrina.

Balse marka uu kali yahay oo uu kaligiis socdo qosol iyo dhoola cadeyn ayuu kusoo dhaweya kuwa sawir qaadayaasha ah waana arin ka yaabisay saxaafada iyo dadka oodhan.

Balse waxaa la isku raacay in Salman uu diidanyahay in noloshiisa gaarka ah marwalba la falanqeyo sida aawgedna uu muran dhan ka fogaanayo waana sababta keentay marka uu gabdhahan la jiro in wajigiisa xanaaq kamuuqdo halka marka kalena jawi degen oo farxad ah uu kujiro.

Halkaan Ka Daawo Sawiro la iskukeenay Salman sida uu dhibsanayo marka ay lajiraan Lulia iyo Katrina in sawiro laga qaato iyo sida uu u faraxsanyahay marka uu kaligiis yahay.

 

2 Responses to Salman Khan Marnaba Kuma Qanacsano Gabdhaha Uu Saaxibada La Yahay (Lulia Iyo Katrina) Inee Saxaafada Ku Sawirto (+Sawiro Marqaati Ah)

  1. azad caraake Reply

    December 7, 2017 at 6:49 pm

    zxp lulia wa tuma

    • Ali Aadan Reply

      December 7, 2017 at 7:25 pm

      waa atiriisho tvyadana ka shaqeysa Modelna ah laguna xanto inee xiriir la leedahay Salman Khan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *