Home » Box Office » Salman Khan nasiibka ma u hiiliyaa mise wuu kasoo horjeedaa marka filimadiisa bisha December la daawado!

Salman Khan nasiibka ma u hiiliyaa mise wuu kasoo horjeedaa marka filimadiisa bisha December la daawado!

Mega Star Salman Khan waxaa u diyaarsan filimka weyn Tiger Zinda Hai oo la daawan doono 22-ka bishan December waxaana la jileyso atirishada Katrina Kaif.

Hadaba waxaa idiin heynaa Blockbuster Khan filimadiisa bisha December la daawaday iyo Boxoffice-ka soo dhaweynta kala duwan oo ay kala kulmeen:

Maine Pyar Kiya (29 Dec,1989) – All Time Blockbuster

Baaghi(11 Dec, 1990) – Semi Hit

Sangdil Sanam (16 Dec, 1994) – Flop

Baabul (8 Dec, 2006) – Flop

Dabangg 2 (21 Dec, 2012) – Blockbuster

Tiger Zinda Hain (22 Dec, 2017) – ???????

Sida sare ka muuqato Salman Khan bisha December labo filim oo waa weyn ayuu sameeyay Main Pyar Kiya oo All Time Blockbuster ah sidoo kalena filim Classic ah iyo Dabang 2 oo Blockbuster noqday sidoo kalena Baaghi isagana waa Semi Hit.

Sidaa darteed Salman Khan bisha December 5-film ayaa tiyaatarada loo saaray waxaana u guuleesteen 3-filim taasi oo ka dhigan in filimadiisa December la daawaday in 60% ay guuleesteen.

Waxaanba sugnaa hadii Alle idmo Tiger Zinda Hai iyo waxa uu Boxoffice-ka kala kulmi doono bishan December dhamaadkeeda marka tiyaatarada la saaro.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *